Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

WAR-SAXAAFADEED:- Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Qodobo Muhiim ah

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa looga… Sii akhri

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by dalsan

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo soo saartay Amaro cusub

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Muqdisho [Puntland Post] Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Awaamiir cusub oo ku aadan Amniga Caasimada Muqdisho,… Sii akhri

Toogasho Wadareed ka Dhacday Mareykanka

Posted on July 6, 2017 by Cowke

Ugu yaraan 101 ruux ayaa lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka tan iyo 4tii bishan Luulyo oo ahayd maalintii… Sii akhri

Halkuu Marayaa Khilaafka Wadamada Khaliijka

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Cowke

Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada khaliijka ee uu khilaafka siyaasadeed uu kala dhaxeeyo wadanka Qatar oo shalay ku kulmay wadanka Masar… Sii akhri

Al-shabaab iyo Ciidamada Jubbaland oo ku Dagaalamay Duleedka Kismaayo

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa  Al-shabaab in ay ku dagaalameen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun Fiqi Bashiir Cabdulle

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay shirka Amniga oo ka furmay Muqdisho

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe  05 June 2017 magaalada Muqdisho kaga qayb galay… Sii akhri

Baashe Cabdilaahi Maxamud Aw-cusmaan oo ka tacsiyeeyay geerida Fiqi Bashiir Cabdulle

Posted on July 5, 2017 by Dhiirane

Baashi Cabdilaahi Maxamuud Aw-Cusmaan oo kamid ah Isimada Puntland wuxuu halkaan kaga tacsiyeynayaa geeridii naxdiinta lahayd ee ku timid allaha… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada DF Somalia oo tagey maanta magaalada Garowe

Posted on July 5, 2017 by Dhiirane

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo  Tacliinta sare Dawlada Federaalka ee  Somalia C/raxmaan Daahir Cismaan iyo Agaasimaha guud… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Liban Yusuf

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qalalaasaha ka taagan gobolada dhexe ee dalka ee ku aadan diidmada lacagta shilinka Soomaaliga.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close