Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Siilaanyo oo ku Xanuunsanayo Isbitaal ku yaala Imaaraadka

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu ku xanuunsanayaa Isbitaal ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo… Sii akhri

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Cowke

Madaxda Dowlada iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo Shir uga Furmayo Muqdisho

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Cowke

Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in  uu shir uga furmo magaalada Muqdisho… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kala diray gudiga Hay’adda qandaraas bixinta

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinimadii isniinta kala diray gudiga qandaraas bixinta Puntland, waxaana Wasaaradaha iyo Hay’adaha… Sii akhri

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya oo Qarax lala beegsaday

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa  qarax baabuur uu ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan. Cabdirisaaq Yuusuf Bahlaawi, oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wakiilka Qaramadda Midoobey ee Soomaaliya iyo Safiirka Masar

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli maxamed Cali Gaas iyo weftihii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe 04 July… Sii akhri

Gudoomiyaha Xumbeys oo soo dhaweeyay Go,aanka Xukuumada Puntland

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by Dhiirane

Axmed Yuusuf Cismaan oo ah Gudoomiyaha Xumbeys oo xiriir lasoo sameeyay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Puntland, Madaxda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Wefti uu hogaaminayo oo u Ambabaxay Muqdisho

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by dalsan

Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo  ayaa maanta 04 July 2017 safar… Sii akhri

Beesha Leelkase iyo Issimadda Puntland oo shir uga furmay Garowe

Posted on July 4, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir u dhaxeeya Issimadda Puntland iyo Beesha Leelkase Tanade Daarood, Wuxuuna ku saabsan yahay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare kheyre oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Sychelles

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo wali ku sugan  magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan PUNTLAND

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by Cowke

Warar ay heshay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane  Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)  in maalmaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close