Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shirwaynihii afaraad ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Garowe.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Federalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku daahfurtay magaalada Garowe shirwaynahan afaraad ee ka talinta… Sii akhri

Posted on July 23, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay dib u furayaan Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Posted on July 23, 2017July 23, 2017 by Cabdiqani Boos

Kenya[Puntland Post] Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo boqolaal qof kula hadlaayay  Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi bari ee dalka  Kenya… Sii akhri

Wasiir Xoosh:-“Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waa War Moog”

Posted on July 23, 2017July 23, 2017 by Cowke

Kadib markii Shalay Xildhibaanada BaarlamAanka Soomaliya ay laaleen go’aankii Maxakamdda Sare ee dalka ee 8-kursi ee doorashadooda lagu muransanaa ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo Eedeeyn kulul u jeediyay Yahuuda

Posted on July 23, 2017July 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey maamulka Yahuuda inuu awood xad dhaafa u adeegsaday isku dhaca dhex maray… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Buulo-Barde

Posted on July 23, 2017July 23, 2017 by Cowke

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa lagu beegsaday Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM degmada Buulo-Burde ee… Sii akhri

Hay’adaha Amniga oo Awaamiir Culus dul dhigay Ganacsatada Soomaaliyeed

Posted on July 23, 2017July 23, 2017 by Cowke

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa amaro culus kusoo rogtay dadka taageera Al-shabaab iyo dadka lacagaha ku bixiya ee ku… Sii akhri

DAAWO Falanqeyn ku saabsan go,aankii Baarlamanka Puntland

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Dhiirane

18 bishaan July 2017 wuxuu gollaha baarlamanka PUNTLND xasaanadii kala noqday dhamaan gollaha Wasiirada si wadar ah waana markii ugu… Sii akhri

Wafti heer Qaran ah oo Garowe u tagay shir Aayaha dhalinyarada Soomaaliyeed

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta soo gaarey magaalada Garowe wafti ay hogaaminayso Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, Waxaana… Sii akhri

Maxkmada Sare oo ka soo horjeeysatay Go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Cowke

Maxkamadda sare ee Somalia iyo Golaha shacabka ayaa xiligaan isku qilaafsan sida laga yeelaayo 8 kursi oo muran ku jiro… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo laalay Go’aankii Maxkamadda sare ee ahaa in dib loogu noqdo 8 Kursi

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Liban Yusuf

Xildhibaanada Golaha shacabka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta laalay go’aankii ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka, kaasi oo ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close