Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo Gacanta ku Dhigatay 10 Ruux oo ay ku sheegeen al-Shabaab

Cawsane[Puntland Post]Ciidamada Daraawiishta Puntland,waxaa ay qabteen toban ruux oo ku safrayeey gaari kuwa raaxadda ah,kuwaas oo la sheegay inay ku… Sii akhri

Posted on July 24, 2017July 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka Ee Gobolka Hiiraan

Posted on July 24, 2017July 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Baladweyne[Puntland Post]Madaxweynaha Maamulka gobaleedka soomaliyeed Ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa magacaabay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka Gobolka Hiiraan iyo Maxkamadda Magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaalka Xeraale

Posted on July 24, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo Kormeeray Xarumaha Ciidamada Ee Muqdisho

Posted on July 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah… Sii akhri

Farmaajo:-“Waa In La Helaa Jiil Ka Caafimaad Qaba Qabyaaladda iyo Xagjirnimada”,

Posted on July 24, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay… Sii akhri

Hooyo Soomaliyeed iyo Wiilkeeda oo Lagu Dilay Dalka Mareykanka

Posted on July 24, 2017 by Cowke

Booliiska magaalada New York ee dalka mareykanka ayaa baaritaano ku haya dil loo geestay muwaadiniin soomaaliyeed oo isugu jira rag… Sii akhri

35 qof oo ku dhimatay Qarax ka dhacay dalka Afghistaan

Posted on July 24, 2017July 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Kapul-[Puntland Post] Inta la ogyahay 35 qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi kabadana way ku dhaawacantay, ka dib markii Qarax… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay War uu daabacay jaraa’idka Indian Ocean

Posted on July 24, 2017 by Liban Yusuf

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegtay War uu soo qoray jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka DALARNA ee dalka Sweden oo maanta tagey Garowe

Posted on July 23, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta soo gaarey magaalada Garowe Gudoomiyaha Gobolka DALARNA ee dalka Sweden Mursal Ciise kana mid ah guddiga fulinta xisbiga… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Posted on July 23, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close