Ururka Lions iyo Xildhibaan Surcad oo deeq gaarsiiyay qoysas danyar ah Gobolka Nugaal
Ururka Lions Clubs iyo Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar (Surcad) ayaa deeq raashin ah oo isugu jirta gaarsiiyey Bur,Bariis iyo Saladiid… Sii akhri
Ururka Lions Clubs iyo Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar (Surcad) ayaa deeq raashin ah oo isugu jirta gaarsiiyey Bur,Bariis iyo Saladiid… Sii akhri
Madasha Bandhiga Waxqabadka Xukuumadda Puntland oo maalintii saddexaad ka socota magaalada Garowe Caasimada Dowlada Puntland waxaa maanta waxqabadkooda kusoo bandhigay… Sii akhri
Maxamed Xuseen Tahliil oo sheegay inuu ka tirsan-yahay baarlamaanka dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa ku eedeyay dowladda Mareykanka inay dib usoo celineyso… Sii akhri
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan… Sii akhri
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in la qabtay madaxii dhaqaalaha iyo Saadka Al-Shabaab ugu qaabilsanaa gobolka Mudug Cabdirasaq Xuseen… Sii akhri
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay… Sii akhri
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay Ergeyga gaarka ah ee Wada-hadallada maamulkiisa iyo dawladda… Sii akhri
Waxaa maalintii labaad caasimadda Puntland Garoowe ka socota madal ay gollihii wasiiradda ee barlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen ay… Sii akhri
Cawsane[Puntland Post]Ciidamada Daraawiishta Puntland,waxaa ay qabteen toban ruux oo ku safrayeey gaari kuwa raaxadda ah,kuwaas oo la sheegay inay ku… Sii akhri