Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo soo bandhigtay Gaari ay ka soo qafaasheen Xisbiga Madaxweynaha Kenya

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhgay gaari qayb ka ahaa ololaha doorashada madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo ay… Sii akhri

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo shaacisay imtixaankii Fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Liban Yusuf

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta qabatay munaasabad balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan masuuliyiinta… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe ku qaabilay Saraakiil ka Socdey Hay’adda UNSOM Soomaaliya

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 August 2017 xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil… Sii akhri

Dawlada Maraykanka oo qabtay afar qof oo qoraallo sir ah faafiyey

Posted on August 5, 2017 by Cabdiqani Boos

Xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka ayaa sheegay in afar qof lagu soo eedeeyey in ay qoraallo sir ah faafiyeen, iyadoo… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo Go’aan ka gaaray Wasiir Xoosh

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa aqbalay raali gelin uu bixiyay wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil iyagoo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo ka laabtay Xilkii agaasimihii wasaaradda arrimaha gudaha

Posted on August 5, 2017 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dib uga laabtay magacaabistii Agaasimihii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha oo u magacaabay… Sii akhri

Baarlamaanka oo maaanta ka shiraya Wasiir Xoosh Jabriil

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by News Office

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeelaanaya kullan ay kaga doodi doonaan arrinta Wasiir Xoosh Jabriil oo mudooyinkan… Sii akhri

Cali Khaliif:-“Khaatumo waxaa laga Burburinayaa Muqdisho iyo Garoowe”

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Khatumo Cali Khaliif Galeyr oo la hadlay Laanta Afka Soomaliga ee BBC-da ayaa ku eedeeyay Puntland in ay … Sii akhri

Paul Kagame oo ku guuleystay Doorashadii Ruwanda

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Guddiga doorashooyinka dalka Ruwanda ayaa shaaciyay in uu doorashadii ka dhacday dalkaasi uu ku guuleystay Paul Kagame madaxweynaha dalkaasi. Mr… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in la dilay Shiikh Cali Jabal

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Milatariga Mareykanka ayaa xaqiijiyey maanta in weerar duqeyn ah oo dhacay toddobaadkan lagu beegsaday, laguna dilay hoggaamiye sare oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close