Gudoomiyihii gobolka galgaduud iyo Nabadoon oo caawa lagu dilay Muqdisho
Allaha u naxariiste waxaa Caawa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu dilay gudoomiyihii gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Cali Cilmi iyo… Sii akhri
Allaha u naxariiste waxaa Caawa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu dilay gudoomiyihii gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Cali Cilmi iyo… Sii akhri
Kooxda Al-shabaab ayaa gudaha ugashay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose kadib markii maanta isaga baxeen ciidamada AMISOM , Al-shabaab… Sii akhri
Qarax khasaare nafeed iyo mid maal ba gaystay ayaa caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadadda Maka Almukarama… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cimaan Cuuke, ayaa mar kale xariga ka jaray xarumo caafimaad oo hor leh kuwaasoo laga… Sii akhri
Ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa qayb kamid ah waxay maanta isaga baxeen deegaanka Leego oo… Sii akhri
Magaalada Garowe waxaa maanta oo jimce ah ka dhacay Mudaharaad ay dad badan dhigeen, kuwaas oo socod dheer ku maray… Sii akhri
Kooxda Paris Saint-Germain (PSG) ayaa si rasmi ah ula wareegtay laacibka reer Brazil Neymar, kadib markii uu heshiis rikoorka adduunka… Sii akhri
Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) ayaa soo gabagabeysay dayactir ay ku samaysay jajab ku yimid wadada laamiga ah ee isku xirta… Sii akhri
Bosaso-[Puntland Post] Kulan ka dhacay xarunta looga arimiyo gobalka Bari, ee magaalada Boosaaso oo ay isugu yimaadeen maamulka Gobalka Bari,… Sii akhri
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.… Sii akhri