Dowladda Puntland oo warbixin ka soo saartay hawlgal cir iyo dhul ah oo ay ku qaaday Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay hawlgal cir iyo dhul ah saddexdii cisho ee u danbeeyay kula wareegtay degaannada ku teedsan togagga…
Open this website in Safari first.
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay hawlgal cir iyo dhul ah saddexdii cisho ee u danbeeyay kula wareegtay degaannada ku teedsan togagga…
Xubno kamid ah Golaha Isimada Dhaqanka Gobolka Bari oo maanta ku shirsan degaanka CARTA oo ka tirsan degmada Carmo ee Gobolka Bari…
Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada difaaca Puntland ka soo hoyiyeen…
Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii xalay duleedka Gaalkacyo ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka soo baxay beer lagu nasto oo ku dhaw…
Xukuumadda Puntland ayaa maanta si shuruud la’aan ah ku sii daysay qaar kamid ah dhalinyarada Gaalkacyo oo shalay loo xiray cabasho ay…
Siyaasi Guuleed Saalax Barre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa kulul u cambaareeyay tacaddi iyo xarig ay xukuumadda Madaxweyne Deni kula kacday qaar…
Kaddib dagaal culus oo saacado badan qaatay ciidamada difaaca Puntland ayaa firxadkii ugu badnaa ee Daacish ku dilay aagga Sadow ee togga…
Maamulka gobolka Mudug ayaa markii ugu horaysay faahfaahin ka bixiyay shan dhalinyaro oo lagu xirey Gaalkacayo, kuwaas oo horey u wadey mudaharaad…
Xukuumadda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalbatay in la fuliyo shuruud adag, oo ay ku xirtay…
Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa Khamiistii saacado ku xannibtay garoonka diyaaradaha Garoowe agaasimaha waaxda Qiimeynta wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya, Maxamuud…