Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Donor Pressure Mounts on SSCK to Reopen Trade Routes in North Somalia

Garowe ( PP Report) — The conflict in Sool, Sanaag and Togdheer has  resulted in the closure of trade routes… Sii akhri

Posted on March 15, 2025March 15, 2025 by cph

Ciidamada Puntland oo maanta gacanta ku dhigay keydadkii hubka, gaadiidka iyo saadka ee Argagixisada Daacish

Posted on March 15, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad ayaa dagaallamayaasha Argagixisada… Sii akhri

Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka ISIL oo ku milmaya dadweynaha

Posted on March 15, 2025 by News Office

Digniin kooban oo ka soo baxday Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayuu ugu baaqay dhammaan dadweynaha Puntland in ay taxaddar ka… Sii akhri

Maxaa saaka ka dhacay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland?

Posted on March 15, 2025 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland u qaabilsan gobollada Sool iyo Nugaal ayaa saaka oo Sabti ah… Sii akhri

Muxuu Madaxweyne Deni Ka Baran Karaa Hoggaamintii Cabdullaahi Yuusuf?

Posted on March 15, 2025March 15, 2025 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Hal sano ayaa u dhammaaday muddo xileedkiisa labaad. Muddo xileedkiisii kowaad wuxuu la kulmay cadaadisyo siyaasadeed… Sii akhri

Puntland: Xanuun la aqoonsan waayay oo si safmara ugu faafaya degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar

Posted on March 15, 2025March 15, 2025 by News Office

Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan ayaa dhawaanahan si deg deg ah ugu faafaya degmada Rako Raaxo oo ka… Sii akhri

Xukuumadda Siciid Deni oo sannadkii labaad bixin la’ mushaarkii iyo xuquuqdii shaqaalaha dowladda

Posted on March 14, 2025 by News Office

Shaqaalaha Rayidka ah ee wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee Puntland ayaa wajahaya mushaar la’aan wakhti dheer ah tan iyo… Sii akhri

Koox hubaysan oo xalay jartay Xargaha Internet-ka Shirkadda GOLIS ee degmada Buurtinle

Posted on March 14, 2025 by News Office

Koox hubaysan oo degaanka u dhashay ayaa fiidnimadii xalay jartay xargaha Internet-ka shirkadda Isgaarsiinta GOLIS ee degmada Buurtinle oo ka… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta dilay Sarkaalkii argagixisada ISIS u qaabilsanaa hagidda drones-ka qaraxyada

Posted on March 13, 2025March 13, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Lugta Huraanhur iyo togga RAQRAQ ee buuraha Calmiskaad ayaa… Sii akhri

Puntland oo 4 sanno oo xabsi ah iyo magdhaw lacageed ku xukuntay nin lagu helay in uu jir-dilay wiil yar oo Yemeni ah

Posted on March 13, 2025March 13, 2025 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa maanta la hor-keenay eedaysane, Cabdifitaax Cabdinuur oo loo haysto in uu suuqa INJI… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close