Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo dhalinyarada Puntland ugu baaqay in ay sirdoon qarsoon u noqdaan dowladda

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa dhammaan dhalinyarada Puntland ugu… Sii akhri

Posted on March 13, 2025 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo gaaray degaanka Shimbiraale ee degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag

Posted on March 13, 2025March 13, 2025 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa gaaray degaanka Shimbiraale… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan gobolka Sool

Posted on March 13, 2025March 13, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadal ka jeediyay Kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa baaq nabadeed ka soo saaray… Sii akhri

Yaa Dega Buqdharkayn?

Posted on March 13, 2025March 13, 2025

Waa inay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Cabdirisaaq Khaliif si cad u beeniyaan sheegashada Maxamuud Xaashi iyo Boqor Madow in Habarjeclo… Sii akhri

Garowe Mayor Condemns Police Impersonator’s Attack on Refugee Child

Posted on March 12, 2025March 13, 2025 by cph

Garowe (PP News Desk) — The ubiquitous use of social media in Somalia yesterday exposed brutality in Garowe. A fake… Sii akhri

Villa Somalia oo mileeshiya-beeleedyo ka abaabulaysa Garoowe iyo Boosaaso si ay u fashiliso dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Daacish

Posted on March 12, 2025 by News Office

Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire oo ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagana soo doorto Puntland ayaa ku eedeeyay… Sii akhri

Puntland oo dhawaan hirgelinaysa hay’ad qaabilsan ka hortagga dhaqidda Lacagaha sharci-darrada ah

Posted on March 12, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta sheegtay  in ay markii u horraysay dhawaan hirgelin doonto hay’ad qaabilsan ka hortagga dhaqidda Lacagaha sharci-darrada… Sii akhri

Duqa Caasimadda Garoowe oo xaal-mariyay wiil yar oo Yemeni ah oo lagu jirdilay Suuqa Garoowe

Posted on March 12, 2025March 12, 2025 by News Office

Duqa Caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre ayaa xalay qaabiley wiil yar oo u dhashay dalka Yemen, kaasi oo uu shalay… Sii akhri

Puntland Si Geesinimo Leh Ayay Iskaga Difaacdaa Cadawgeeda

Posted on March 12, 2025March 12, 2025 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu noqday hoggaamiye dhulka Puntland lagu asaasay dhammaantiis maanta gacanta ku soo… Sii akhri

Booliska Puntland oo xabsiga dhigay eedaysane loo haysto in uu suuqa Garoowe ku dhex jirdilay wiil yar oo Yemeni ah

Posted on March 11, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in ay maanta xabsiga dhigeen eedaysane Cabdifitaax Cabdinuur Faarax loo haysto… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close