Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley wefdi ka socday Hay’adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabiley wefdi ka socda Hay’adda Laanqayrta… Sii akhri

Posted on March 1, 2025 by News Office

Guddoomiye Shuute oo ciidamada Puntland ku bogaadiyay dagaalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish

Posted on March 1, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo dembiyada culus ee dowladda Soomaaliya, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ka… Sii akhri

Axmed Madoobe: Dowladda Xasan Sheekh waa shirkad ku shaqaysa Caqliyaddii Qabiilka ee 1991

Posted on March 1, 2025 by News Office

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo wareysi bixiyay ayaa ku eedeeyay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh in ay tahay… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in durba uu guulo deg deg ah xaqiijiyay wejiga saddexaad ee dagaalka cirib-tirka ISIL oo maanta bilowday

Posted on February 28, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in uu durba guulo deg deg ah xaqiijiyay wejiga saddexaad ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo 7 cisho u qabtay Odayaal dhaqan, ganacsato iyo culimo magaalooyinka Puntland uga shaqeeya kooxda Daacish

Posted on February 28, 2025February 28, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyay khudbad ku saabsan dagaalka Cirib-tirka Argagixisada ayaa caddeeyay in ay jiraan… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo ku dhawaaqay wejiga saddexaad ee dagaalka cirib-tirka Argagixisada Daacish

Posted on February 28, 2025February 28, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyay magaalada Boosaaso ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay wejiga saddexaad… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Taliskii guud ee Daacish ka hoggaamin jirtay Hawlgallada Dunida

Posted on February 28, 2025February 28, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo shaacisay in uu si guul ah u dhammaystirmay wejigii labaad ee hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIL ayaa ka… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo 2,000 kun oo gantaal ka helay warshad ay ka carartay Argagixisada ISIS

Posted on February 27, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawgal amni ka sameeyay degaanka Dhasaan ee degmada Qandala ayaa gacanta ku dhigay ilaa… Sii akhri

Puntland: Dabley hubaysan oo maanta doon kalluumeysi ka af-duubtay xeebaha degmada Baargaal

Posted on February 27, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya xeebaha degmada Baargaal ee Calbari ayaa sheegaya in halkaasi dabley hubaysani maanta ka af-duubteen doon kalluumeysi oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo Shir ku saabsan iskaashiga labada dal ku yeeshay Muqdisho

Posted on February 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Shir kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, … Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close