Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqaysa duullaankii ugu ballaarnaa oo lagu qaadayo Al-shabaab(Xog)
Qarax weyn oo ismiidaamin ah ayaa shalay ruxay Caasimadda Soomaaliya ee Mogadishu,waxaana ka dhashay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac faro-badan leh…