Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta

Guddoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mundane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Masar ayaa… Sii akhri

Posted on October 2, 2017October 2, 2017 by Cowke

Muwaadin Soomaliyeed oo loo qabtay weerar ka dhacay Canada

Posted on October 2, 2017October 2, 2017 by Cowke

Booliska dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay Muwaadin  Soomaliyeed oo lala xiriirinaayo weerarkii gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay magaaladda… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay Aftida Catalonia?

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by News Office

Mas’uuliyiinta gobolka Catalonia ayaa shaaciyey in 460 ruux ku dhaawacmeen rabshado ka dhashay aftidii saaka,kadib markii Booliiska Spain awood u… Sii akhri

Golaha Wasiirada Galmudug oo Dhawr Qodob kasoo saaray kulan ay ku yeesheen Cadaado

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Kulan deg-deg ah oo Golaha Wasiirrada Galmudug ay ku yeesheen maanta xarunta Madaxtooyada maamulkaas ee Cadaado ayay… Sii akhri

Galmudug oo lagu soo rogay xaalad deg-deg ah oo socon doonta bilooyin

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Madaxweynaha Maamul-goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa soo saaray Wareegto uu Maamulka Galmudug ku geliyay Xaalad… Sii akhri

Musharaxiinta Doorashada Somaliland oo Maanta la Guddoonsiiyay Shahaadooyin

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoonsiiyay Maanta Lixda musharax ee Saddexda xisbi uga qaybgali doonta doorashadda Madaxtooyada Somaliland… Sii akhri

Taliyaashii Nabadsugida iyo Booliska Degmada Xamarweyne oo Xilkii laga qaaday

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by Cowke

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Isloow Ducaale ayaa xilkii ka qaaday Taliyaasha Nabadsugida iyo Booliska Degmada Xamarweyne. Wasiirka oo goordhow Wariyaasha… Sii akhri

Ergayga QM ee Somalia oo ka digay in carqalad lagu furo Qorshaha Horumarka Somalia

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga QM ee Somalia, Danjire Miichael Keating ayaa ka hadlay guulaha ay dowlada Soomaaliya ka gaareyso arrimaha… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mid ka mid ah saraaakiiha ciidamada xoogga Somalia oo lagu magaaabo, Jen. Aadan Laba-Afle ayaa ka bad-baaday… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf “DF waxa ay qal-qal galisay amaanka Galmudug, maleeshiyo beeleed ayeyna nagu kicisay”

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa difaacay tallaabadii ay toddobaadkii hore ku joojiyeen duulimaadyadii kaga imaanayay Magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close