Abuu Mansuur oo Dhiig u shubay Dadka ku dhaawacmay qarixii Muqdisho
Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa hogaamiyaasha Al-Shabaab dhowaana ka soo gooystay Al-shabaab ayaa maanta dhiigiisa u shubay dadkii…
Open this website in Safari first.
Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa hogaamiyaasha Al-Shabaab dhowaana ka soo gooystay Al-shabaab ayaa maanta dhiigiisa u shubay dadkii…
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15, 2017, Taliye…
iyada oo maanta magaalada Muqdisho uu soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasirka Caafimaadka Dalka Turkiga ayaa waxaa dalkaasi Turkiga loo qaaday dhaawacyada…
Hay’ada la dagaalanka AIDSka Puntland (PAC) ayaa kulan ugu qabatay magaalada Gaalkacyo ku hawlanayaasha dardargalinaya hawla shaqo ee loo igmaday oo ay…
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo booqday goobaha Waxbarashada Kismaayo kuna baaqay isbadal lagu sameeyo manhajka waxbarashada Dalka. Kismaayo, Oct, 16, 2017 Madaxweynaha Dowlad…
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa goordhow soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga Ahmet Demircan. Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana uu ugu…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa ka hadlay qaraxii khasaaraha badan dhaliyay ee todobaadkaan gudihiisa ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaaladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeer ku tagey goobihii ay ka dhaceen qaraxii qasaaraha geeystay Wuxuna…
Qardho-[Puntland Post] Wasaarada caadaala dawlada Puntland ayaa degmada Qardho ee xarunta gobolka Kar-kaar ku qabtay tababar ku saabsan ku dhaqanka Xeerka kufsiga…