Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Daawo Madaxweyne Gaas oo Abaalmarin siinaya ciidamo iyo saraakiil

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by dalsan

Maqaal:- Iibinta Hantida Umadda oo Gaalkacyo si hoose uga bilaabatay

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by Liban Yusuf

Qiyaasta laba sano ka hor xilligan (2015) waxaa magaalada Gaalkayo oo waligeed xukuumad saluug Puntland qabtay soo gaaray wafti ballaaran… Sii akhri

Haya,adda IOM oo Boosaso ku qabatay Kulan looga hadlayay dhibaatada tahriibka

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by Cabdiqani Boos

Hoolka Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa Maanta waxa lagu qabtaya kulan looga hadlayey Khatarta… Sii akhri

Shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta oo ka furmay Garowe

Posted on October 4, 2017 by Dhiirane

Shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe, waxaana kasoo qeybgalay Madaxda Wasaaradda,Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,Masuuliyiin ka socota… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Kawaanka Xoolaha ee Bosaso

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland  Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 04 October 2017 kormeeray kawaanka xoolaha… Sii akhri

Warbixin Qarsoodi ah: Is-bahaysiga Sacuudiga oo lagu daray Liiska Madow

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by News Office

Warbixin Cusub oo ay soo saartay Waaxda Arrimaha caruurta ee Qaramada Midoobay oo ku saabsan dhibaatada da’yarta loogu geysto goobaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Abaalmarin gudoonsiiyey Ciidamo ka tirsan Booliska Bari Iyo PMPF

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 October 2017 gudoosiiyey shahaado sharaf iyo abaalmarin kale ciidamo… Sii akhri

Maamulka Gobolka Bakool oo ku dhawaaqay in Qaadka laga Mamnuucay Xudur

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Xudur (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall ayaa sheegay in Qaadka ama Jaadka laga mamnuucay degmada Xudur ee… Sii akhri

SOMALILAND: Innaga mana Quseeyo Sharciga Isgaarsiinta ee lagu saxiixay Muqdisho

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeya (PP) ─ Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Somaliland, Mustaf Faarax Abraar, ayaa sheegay in xeerka cusub ee Madaxweyne Farmaajo uu… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Waddanka Ciraaq oo u Geeriyooday xanuun uu muddo ka Cabanayay

Posted on October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Baqdaad (PP) ─ Hoggaamiyihii hore ee Kurdiyiinta iyo Madaxweynihii hore ee waddanka Ciraaq, Jalal Talabani ayaa geeriyooday isagoo 83-jir ah,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close