Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa ka jira in Ra’iisul Wasaare Xamse imanayo Laascaanood?

Maamulka SSC-khaatumo ayaa xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku soo wajahan yahay magaalada Laascaanood. Wasiirka… Sii akhri

Posted on April 4, 2025April 4, 2025 by Desk

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka gudaha u galay Miraale oo ay ku dhuumanayeen firxadka kooxda Daacish

Posted on April 4, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal u baxay ayaa gaaray qeyba kamid ah togga Miraale gaar ahaanna… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dalbaday liisaska iyo xogta shakhsiga ah ee agaasimayaasha wasaaradaha Puntland

Posted on April 3, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo warqad rasmi ah u qoray wasaaradaha dowladda ayaa ka dalbaday in ay soo gudbiyaan dhammaan… Sii akhri

Dearth of a vibrant civic political culture has led to the decline of Pan-Africanism

Posted on April 3, 2025April 4, 2025

In a November 2024 Pan-African Parliament meeting in Midrand, a guest from the Afro-Caribbean diaspora asked a simple but profound… Sii akhri

Dabley gadoodsan oo xirtay laamiga ka xirtay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal

Posted on April 3, 2025April 3, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dabley hubaysan maanta xirteen laamiga weyn ee dhexmara magaalada… Sii akhri

Xiriir ay Taliban la sameyso Mareykanka miyuu khilaafayaa mowqifkooda?

Posted on April 3, 2025 by News Office

Saraakiisha ururka Taliban, marka ay sharraxayaan ujeeddada ay ula dagaallamayeen Mareykanka iyo isbahaysiga NATO, waxay ku sheegeen inay doonayeen Afgaanistaan… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo shir ka yeeshay Iskaashiga labada dal iyo La-dagaallanka Argagixisada

Posted on April 2, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Shie la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana Villa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Jabuuti halkaasi oo uu kula kulmayo Madaxweyne Geelle

Posted on April 2, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka jiho kasta kaga siqaya ceelka Miraale oo ay ku go’doonsan yihiin firxadkii Daacish

Posted on April 2, 2025 by News Office

Goosankii duqeymaha ka fiigay ee firxadkii dagaallamayaasha Daacish oo ku go’doonsan ceelka Miraale ayaa wajahaya xaalad afjar ah, waxaana sida… Sii akhri

Ilyaas Lugatoor: Madaxweyne Xasanow ku fara-adayg in aysan Al-shabaab kaa qabsan caasimadda Muqdisho

Posted on April 2, 2025 by News Office

Puntland ayaa si adag uga hadashay dhaqdhaqaaqyada dagaal ee kooxda Alshabaab muddooyinkii danbe ka bilowday degaamo ka tirsan gobollada Shabeelooyinka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close