Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Banbax lagu taageerayo ciidamada difaaca Puntland oo maanta Garoowe lagu qabtay

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa galabta dadweynaha Caasimada Garoowe kala qayb galay banbax ay Shacabku munaasabadda Ciidul-fitriga… Sii akhri

Posted on April 1, 2025 by News Office

Puntland: Mareykanka oo maanta duqeymo xooggan ku garaacay ceelka Miraale oo ay ku dhuumanayaan firxadkii kooxda Daacish

Posted on April 1, 2025 by News Office

Duqeymo is xigay oo ay fulisay dowladda Mareykanka ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay ceelka Miraale ee buuraha Calmiskaad, halkaasi oo… Sii akhri

Xiisadda colaadeed ee Somaliland iyo SSC-khaatumo oo cagaha la gashay afduub qabiilaysan

Posted on April 1, 2025 by News Office

Xiisadda colaadeed ee ka taagan xuduudka Somaliland iyo SSC-khaatumo ayaa weji horleh gashay, kaddib markii ciidamada labada dhinac bilaabeen in… Sii akhri

Gen. Axmed Cabdullaahi Shiikh oo dhawaan loo magacaabayo agaasimaha guud ee hay’adda La-dagaallanka argagixisada ee Puntland

Posted on March 31, 2025March 31, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dhawaan dhiso hay’ad qaabilsan La-dagaallanka argagixisada… Sii akhri

Cilmi-baare Ashkir Nuur oo soo bandhigay hal qodob oo mar kasta Puntland kaga guulaysato argagixisada

Posted on March 31, 2025 by News Office

Dr. Ashkir Nuur oo baaris ku sameeyay sababta mar kasta firqooyinka lunsan ee argagixisada ah ugu jabaan duullaankooda ku jihaysan… Sii akhri

Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo soo dhaweeyay gogosha Madaxweyne Xasan Sheekh u fidiyay Siyaasiyiinta dalka

Posted on March 31, 2025March 31, 2025 by News Office

Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa si buuxda u soo dhaweeyay gogoshii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo soo dhaweeyay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on March 31, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa soo dhaweeyay Baaqa ku saabsan qabsoomidda shir wadatashi… Sii akhri

Shiikh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo so dhaweeyay gogoshii Wadatashi ee Madaxweyne Xasan Shiikh

Posted on March 30, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Shiikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore dalka Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Warmurtiyeed… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Masajidka Isbahaysiga Islaamka Salaadda Ciidda kula oogay Shacabka Muqdisho

Posted on March 30, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga qaar kamid ah shacabka… Sii akhri

Mareykanka iyo Puntland oo ka warbixiyay khasaaraha duqeymihii shalay ka dhacay Calmiskaad

Posted on March 30, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) oo xalay warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay in ay Sabtidii duqeymo kala duwan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close