Puntland: Guddoomiyihii degmada Carmo ee gobolka Bari oo xilkii iska casilay
Gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo saaka ka hadlay fadhiga golaha deegaanka oo furmay ayaa shaaciyay in uu si rasmi ah…
Open this website in Safari first.
Gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo saaka ka hadlay fadhiga golaha deegaanka oo furmay ayaa shaaciyay in uu si rasmi ah…
Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka ciidamada difaaca Puntland si buuxda ula wareegeen ceelka Shankaalooyinka oo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee ku sugan magaalada…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka dhan ah xukuumadda madaxweyne…
Madaxweynayasha Puntland iyo Jubaland oo lagu wado in ay warmurtiyeed ka soo saaraan kulamo siyaasadeed, oo ay Garoowe ku yeesheen ayaa saacado…
Xukuumadda Puntland ayaa jawaab ma bixisay hadal ka soo yeeray xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya oo quseeyey mashaariicda caalamku ugu deeqay Soomaaliya…
Xukuumada Puntland ayaa shir degdeg ah ugu yeertay dhamaan agaasimayaasha guud, Agaasimayaasha waaxyaha iyo isuduwayaasha wasaaradaha ee gobolada Puntland 29-June-2025 oo ku…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe oo ku sugan Garoowe ayaa wada yeeshay shirar aysan cidna ku wehelin oo…
Duqa degmada Boosaaso, Cabdifitaax Maxamed Cismaan (Shanle) oo xalay shir jaraa’id qabtay ayaa ka dalbaday dhammaan shirkadaha ganacsiga Boosaaso in ay bixiyaan…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa xalay ku shaaciyay bartiisa Truth Social in Iiraan iyo Israa’iil ay ku heshiiyeen xabbad-joojin buuxda, taasoo billaaban doonta…