Ciidamada Puntland oo sheegay in ay saaka meyd badan ka heleen ceel ay ka firxadeen kooxda Daacish
Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal soo saaray ayaa xaqiijiyay in ay saaka qabteen ceelka Carabi ee togga Baallade, oo ay sii firxadeen…
Open this website in Safari first.
Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal soo saaray ayaa xaqiijiyay in ay saaka qabteen ceelka Carabi ee togga Baallade, oo ay sii firxadeen…
Firxadkii kooxda jiritaankeeda lumisay ee ISIS ayaa ku ururay ceelka Il-abbal oo dhaca togga Baallade, halkaasi oo ay jiho kasta kaga siqayaan…
Taliska ciidamada dowladda Puntland oo war rasmi ah ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay saaka ka fuliyeen buuraha Calmiskaad ayaa shaaciyay…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Cabdirisaaq Axmed Saciid, ayaa Shir la qaatay odayaasha dhaqanka ee Gobollada…
Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo soo saartay farriin ku saabsan dagaalka Calmiskaad ayaa sheegtay in kooxda ISIS beddeshay taatikadii ay ku wajahaysay ciidamada…
When President Trump was elected to a second term in office, advocates for Somaliland, the autonomous region that has sought international recognition…
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka gacanta ku dhigay ceelkii Garooba ee togga Baallade, halkaasi oo ay dhawaanahan ku dhuumanayeen firxad ka tirsan…
Madaxweyne Siciid Deni oo khudbad ka jeediyay Shir ku saabsan Kalluumeysiga oo Boosaaso ka qabsoomay ayaa caddeeyay in xeebaha Puntland uu ka…
Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa ku dhawaaqday abaal-marin dhan $10 milyan oo Dollar iyo dib u dejin, taasi oo…
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa markii labaad todobaad gudihiis waxay degmada Xarfo ee gobolka Mudug ka xirteen laamiga dheer ee Garoowe…