Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ibraahim Maxamuud Yuusuf oo loo magacaabay Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Baarlamaanka Puntland

Agaasimaha cusub ee Xafiiska Warfaafinta Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa loo magacaabay suxufi Ibraahim Maxamuud Yuusuf, kaddib markii agaasimihii hore ee… Sii akhri

Posted on April 9, 2025 by News Office

Safiirka Israa’iil U Jooga Itoobiya oo Laga Saaray Kulan Lagu Xusuusanayay Xasuuqii Ruwaanda

Posted on April 8, 2025April 8, 2025 by cph

Addis Ababa  (Wararka PP) — Safiirka Israa’iil u  fadhiya Itoobiya Avraham Neguise, ayaa laga saaray xarunta Midowga Afirka oo ay ka… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay sarkaal ka tirsan argagixisada ISIS

Posted on April 8, 2025April 8, 2025 by News Office

Guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Guryasamo ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku… Sii akhri

Tahriibka dhalinyarada Puntland oo xargaga goostay waayadan danbe

Posted on April 8, 2025 by News Office

Tahriibta dhalinyarada oo shaqo la’aan ka cabanaya ayaa dhawaanahan si weyn xargaha u goosatay guud ahaan degaannada Puntland. Shabakado qarsoodi… Sii akhri

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogosha Wada-hadal ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on April 7, 2025April 7, 2025 by News Office

Saaxiibada Soomaaaliya ee Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed… Sii akhri

Somaliland oo safarka Ra’iisul wasaare Xamse kaga jawaabaysa weerar saddex aag ah

Posted on April 7, 2025 by News Office

Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Gen. NimcaanYuusuf Gaax-nuug oo ku sugan jiidda degaanka Oog ee gobolka Sool ayaa halkaasi shir… Sii akhri

Puntland oo ka walaacsan Roob-yari iyo abaar laga cabsi qabo sannadkan

Posted on April 7, 2025 by News Office

Hay’adda xogta dhulka iyo biyaha u qaabilsan Puntland ee IMAC ayaa shaacisay in degaanadda Puntland ay wajahayaan sannadka roob yari… Sii akhri

Mareykanka iyo Puntland oo ka wada-hadlay Amniga guud iyo La-dagaallanka Argagixisada

Posted on April 6, 2025 by News Office

Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada… Sii akhri

Puntland iyo Mareykanka oo maanta Boosaaso ku yeelanaya Shir ku saabsan Ammaanka iyo La-dagaallanka Argagixisada

Posted on April 6, 2025April 6, 2025 by News Office

Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada… Sii akhri

COLAADDA DULEEDKA GOLDOGOB IYO HESHIISKII GAALKACYO EE 1993KII

Posted on April 6, 2025April 6, 2025 by cph

Gaalkacyo (Faallo PP) —Sanadkii 1993kii Jeneraal Caydiid, Cabdullaahi Yuusf iyo Cali Ismaaciil ayaa heshiis ku kala saxiixday Muqdisho Heshiisku wuxuu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close