Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland: Dowladda Mareykanka oo xalay weerar ku qaaday godad ay ku dhuumanayeen xubno sare oo Daacish ah

Dowladda Mareykanka ayaa xalay weerar ku qaaday godad dhaca togga Baalade, oo ay ku dhuumanayeen firxadkii Daacish, kuwaasi oo ay… Sii akhri

Posted on June 3, 2025 by News Office

Cabdirisaaq Cataash: “Waa khasaare in Reer SSCK u dhintaan qarannimada Soomaaliya”

Posted on June 3, 2025June 3, 2025

Laascaanood ( Faallo) —  Cabdirisaaq Ibraahim (oo loo yaqaanno Cataash) ayaa toddobaadkan bixiyay waraysi uu ku difaacay kaalintiisii siyaasadeed markuu ka tirsanaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku sii jeeda Boosaaso kaddib Safarkiisi Kenya iyo Imaaraatiga Carbeed

Posted on June 2, 2025 by News Office

Madaxweynaha Siciid Deni oo ku sugan Nairobi ayaa ku wajahan magaalada Boosaaso, waxaana laga sugaya in uu ku dhawaaqo in… Sii akhri

Mileeshiyaadkii jabay ee Daacish oo bilaabay in ay si habqan ah isugu soo dhiibaan ciidamada Puntland

Posted on June 2, 2025June 2, 2025 by News Office

Firxadkii Mileeshiyaadkii Daacish oo ku kala lumay hawlgalkii u danbeeyay ee Miraale ayaa bilaabay in ay si habqan ah isu… Sii akhri

Puntland oo qaramaysay ciidan beeleed ku sugan degmada Xarfo ee gobolka Mudug

Posted on June 2, 2025June 2, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegtay ciidan beeleed ku sugan degmada Xarfo ee gobolka Mudug, kadib markii odayaasha… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka hawlgal ku qaaday firxadkii Argagixisada Daacish ee ka cararay togga Miraale

Posted on June 2, 2025 by News Office

Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan Hawlgalka Calmiskaad oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in maanta ciidamada difaaca Puntland hawlgal ka… Sii akhri

Madaxweyne Lugatoor oo isku beddel iyo Ruqsayn ku sameeyay xubno ka tirsan Garsoorka Puntland

Posted on June 2, 2025 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo wareegto soo saaray ayaa isku beddelay, qaarna shaqada ka… Sii akhri

Madasha Mucaaridka Soomaaliya oo si taxaddar leh u soo dhaweysay gogoshii uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on June 2, 2025 by News Office

Madasha la baxday Samata-bixinta ee ay ku midaysan yihiin Mucaaridka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay gogoshada Wadatashi ee uu ku dhawaaqay… Sii akhri

UNTMIS Supports Workshop on Youth Education and Employment Rights in Garowe, Puntland

Posted on June 2, 2025June 3, 2025 by News Office

GAROWE, 2 June 2025 – Puntland Youth Association Network (PYAN) facilitated a two-day validation workshop on a policy paper concerning… Sii akhri

Waa Siyaasiga, Ma aha Garoowe, Xuddunta “Fashilka Siyaasadda Puntland”

Posted on June 1, 2025June 3, 2025 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa dhowaan sheegay in Garoowe ay noqon waysay magaalo, sida Muqdisho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close