Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Puntland oo isu diyaarinaya in ay qarxiyaan god weyn oo Daacish ku go’doonsan yihiin

Ciidanka Komaandooska dowladda Puntland ayaa isu diyaarinaya in ay qarxiyaan god weyn, oo ay ku go’doonsan yihiin ilaa 20 dagaallame… Sii akhri

Posted on June 5, 2025June 5, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo firxadkii Daacish ka furtay hub iyo Rasaas badan

Posted on June 5, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maalinta berri ah ku dhawaaqaya in si buuxda loo jebiyay mileeshiyaadka Daacish

Posted on June 5, 2025June 5, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa lagu wadaa in munaasabadda Iidda ee maalinta berri ah jeediyo khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay laamiga dheer ee Boosaaso

Posted on June 5, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay inta u dhexaysa… Sii akhri

Puntland Information Minister Contradicts Official Stance on SSCK Autonomy

Posted on June 4, 2025June 4, 2025 by cph

Garowe (PP News Desk) — The Information Minister of Puntland State, Mohamud Aidid, yesterday claimed that Sool, Sanaag, Cayn, and… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo saaka si buuxda ula wareegay Ceelka Dacarre oo dhaca nawaaxiga togga Baalade

Posted on June 4, 2025June 4, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal kale ku qaaday firxadkii Daacish ayaa si buuxda kooxdaasi uga saaray ceelka lagu magacaabo… Sii akhri

Puntland oo meesha ka saartay jiritaanka Khaatumo sheegtayna in SSC ka tirsan tahay dhulka Puntland

Posted on June 4, 2025June 4, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland oo si rasmi ah u caddaysay mowqifkeeda jiritaanka maamulka Khaatumo ayaa sheegtay in dhammaan degaannada SSC ay ka… Sii akhri

Dr Guled Salah Barre Urges Public Debate on Governance and Federalism in Puntland

Posted on June 4, 2025June 4, 2025 by cph

Garowe (PP Editorial) — Dr Guled Salah Barre, a vocal critic of the President of Puntland, formerly served as Chairman… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar oo si adag uga difaacay eedeyn loo jeediyay Marwada Madaxweyne Deni

Posted on June 3, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Cabdi Saciid Dheere ayaa si adag u difaacay eedayn loo soo jeediyay qoyska madaxweynaha Puntland oo ku… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta weerar qorshaysan ku dilay in ka badan 30 xubnood oo Daacish ah

Posted on June 3, 2025 by News Office

In ka badan 30 xubnood oo ka tirsan mileeshiyaadka Daacish ayaa lagu dilay weerar cir iyo dhul ah oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close