Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo la sheegay inay Qabsanayso Somalia haddii ay baxaan Ciidanka AMISOM

Muqdisho (PP) ─ Wargeys lagu magacaabo Foreign policy ayaa warbixin uu ka qoray Somalia ku sheegay in haddii ay dalka… Sii akhri

Posted on August 8, 2018 by PP-Muqdisho

Oromo lagu dilay dalka Soomaaliya

Posted on August 8, 2018August 8, 2018 by Dhiirane

Maydka labo nin oo Oromo ah ayaa la keenay cusbitaalka Dowladda ee magaaladda Bosaso sida ay u xaqiijiyeen Warbaahinta PUNTLAND… Sii akhri

Puntland oo Go,aan ka gaartey labo Urur oo magac isku qabsadey

Posted on August 8, 2018August 8, 2018 by Dhiirane

Qoraal kasoo baxday Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Puntland ayaa lagu kala saarey labo urur oo wadaniya ka… Sii akhri

Qaraxyo is-xiga oo ciidamada AMISOM lagu eegtay Xaafad ka tirsan Degmada Huriwaa

Posted on August 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM ayaa qaraxyo lagula eegtay goor-dhaw isgoyska SOS ee degmada Huriwaa, iyadoo Qaraxyada… Sii akhri

Soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka Sacuudiga iyo Kanada

Posted on August 8, 2018 by News Office

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay xaaladihii ugu dambeeyay ee ku soo kordhay xiriirka Dowladda aanu… Sii akhri

Akhriso:- Garsoorka Gobolka Nugaal oo dacwad ka gudbiyey Wasaaradda Maaliyadda Puntland

Posted on August 7, 2018August 7, 2018 by jml

Garsoorka Gobalka Nugaal ayaa dacwad ka gudbiyey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland kadib markii ay ku eedeeyeen inay bixin wayday mushaarkii… Sii akhri

Jubaland oo war ka soo saartay khilaaf ka taagan arrimaha dhulka

Posted on August 7, 2018 by News Office

Golaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa go’aan kama danbeys ah kasoo saarey khilaaf ku saleysan deegaamaysi oo ka jira deegaamada… Sii akhri

Faallo:- Halkee bay Puntland u socotaa?

Posted on August 7, 2018July 30, 2019 by Desk

Kowdii bishan Agoosto ayay Puntland labaatan jirsatay. Labaatan sanadood waa ammin dheer oo uu maamul ku hanaqaado. Afar maamul baa… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo sheegtay in 11% uu is dhimay dakhliga Dowladda

Posted on August 7, 2018August 7, 2018 by jml

Wasiirka wasaarada Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje oo baarlamaanka Puntland ka hor akhriyey Xisaab xirka Miisaaniyadda Puntland ee 2017… Sii akhri

Ciidamada Millateriga Itoobiya oo Jigjiga ka watay Madaxweynihii hore ee Maamulka DDSI

Posted on August 7, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Ciidamada Millateriga Federaalka Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa inay maanta magaalada Jigjiga ka wadeen madaxweynihii xilka iska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close