Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khayre oo Khartuum kula kulmay Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan

Khartuum (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka… Sii akhri

Posted on August 7, 2018 by PP-Muqdisho

Ururka ONLF Oo Si Adag Uga Hadley Madaxweynaha Cusub Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya

Posted on August 7, 2018 by Cabdiqani Boos

Laba Maalmood oo rabshado ay ka dhacayeen magaalooyinka ugu waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa isbedel lagu sameeyey… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo dilay in ka badan 15 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by News Office

Ciidanka sida gaarka ah u taba-baran ee Puntland(PSF) ayaa maanta hawlgal qorshaysan ku dilay in ka badan 15 xubnood oo… Sii akhri

Madaxweynihii maamulka DDS Itoobiya oo is-casilay iyo mas’uul kale oo la…

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Madaxweynaha DDS Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar ayaa goor-dhaw is-casilay, iyadoo xilka madaxweynaha maamulkaas oo ay rabshado ka… Sii akhri

Ciidammo aad u hubeysan oo Gudaha u galay Dirir-dhabe iyo Xaaladeeda oo kasii dartay

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by PP-Muqdisho

Dirir-dhabe (PP) ─ Wararka laga helayo Magaalada Dirir-dhabe ee dhulka Is-maamulka Soomaalida-Itoobiya, ayaa shegaya in halkaas maanta lagu dilay in… Sii akhri

Xubno kamid ah wasiiradii shalay la magacaabay oo maanta la dhaarshay

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by News Office

Xubno ka mid ah wasiiradii shalay uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta xilka loo dhaariyay. Musaasabadda… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo xadhiga ka jaray xarunta Wasaaradda Qorshaynta

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta xadhiga ka jaray xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriika Caalamiga ah… Sii akhri

Yariisow oo ku baaqay in musuqa meel looga soo wada jeesto

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by News Office

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay kulanka sanadlaha ee xafiiska Hantidhowrka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo ka qeybgalay Saxiixa Heshiiska Dawladda Iyo Mucaaradka Suudaanta Koonfureed

Posted on August 6, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda… Sii akhri

Faah Faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on August 5, 2018August 5, 2018 by Cowke

Faah Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax qasaare geeystay oo ka dhacay Caawa ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close