PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Duqa Bosaso iyo ku xigeenkiisa oo la doortay

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ku guuleystay doorashadii duqa degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, kadib markii uu helay cod aqlabiyad ah. Cabdisalaan…

Warka

Sadaasha doorashada duqa Boosaaso?

Xildhibaannada cusub ee Golaha degaanka degmada Boosaaso oo shalay la dhaariyay ayaa saaka dooranaya guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Xildhibaannada oo ka…