Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kulankii Baarlamaanka maanta oo Baaqday

Waxaa maanta baaqday kulan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaasi ayaa lagu waday… Sii akhri

Posted on September 26, 2018 by Cowke

Maxkamada ciidamada Puntland oo xukuno riday

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]- Maxkamadda ciidamada qalabka sida shan gobal oo ka tirsan Puntland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday… Sii akhri

Puntland oo raalli-gelin ka bixisay hadal madaxweyne Gaas jeediyay

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa raalli-gelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo madaxweyne,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) uu ka sheegay magaalada Badhan ee… Sii akhri

Nin loo gubay heybsooc guur oo lagu aasay Muqdisho

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho waxaa todobaadkii hore ka dhacay dil heybsooc guur oo loo geystay Allaha u naxariistee nin geerashle ahaa oo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qadar oo heshiisyo kala saxiixday

Posted on September 25, 2018September 25, 2018 by Liban Yusuf

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa kala saxiixday saddex heshiis oo sida la sheegay shaqa abuur u ah dhalinyarada Soomaaliyeed. Wasiirka… Sii akhri

Qalbi-dhagax oo gaaray Hargeysa

Posted on September 25, 2018September 25, 2018 by Cowke

Cabdikariim Shiikh Muuse Qalbi-dhagax oo kamid ah saraakiisha ONLF ayaa goordhow gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Qalbi-dhagax ayaa soo… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka hadashay Shacabka Garsoorka u doonta Ururka Al-shabaab

Posted on September 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku xigeenka Somalia, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay cabsi awgeed ay… Sii akhri

Kooxo hubeysn oo Muqdisho ku dilay mas’uul ka tirsanaa Shiradaha Isgaarsiinta Dalka

Posted on September 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay Marxuum lagu sheegay magaciisa Maxamuud Cabdi Maadhiin, iyadoo mas’uuliyadda dilka aysan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo koobka Gudoonsiiyay Kooxda Waabari

Posted on September 25, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Muqdisho uga qeeybgalay ciyaarta finalka ee tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo sanadkii labaad… Sii akhri

Modric oo ku guuleystay xidiga adduunka 2018

Posted on September 25, 2018September 25, 2018 by Liban Yusuf

Luka Modric xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid iyo xulka Kurawaatiya ayaa markii kowaad caawa ku guuleystay abaal marinta (Ballon… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close