Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Dhummay
Wararka Talaadada saaka ah ka imaanaya degaanka Dhummay ee gobolka Sool oo shalay dagaal culus ku dhexmaray laba beelood ayaa sheegaya in…
Open this website in Safari first.
Wararka Talaadada saaka ah ka imaanaya degaanka Dhummay ee gobolka Sool oo shalay dagaal culus ku dhexmaray laba beelood ayaa sheegaya in…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa khasaaraha dagaalo culus oo ka dhacay deegaanka Dhummay oo dhacda koonfurta degmada Laascaanood ee gobolka…
Baydhabo (PP) ─ Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur-galbeed, ahna Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyadda, Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa Dowladda Dhexe ee Somalia ku eedeeyay…
Muqdisho (PP) ─ Saldhiga degmada Dharkeenley ayaa 25-kii bishii lasoo dhaafay ee Septmber u soo gudbiyay xafiiska xeer-ilaalinta ciidanka Qalabka Sida ee…
Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay kicinta dagaal u dhexeeya laba beelood oo saaka dib uga qarxay tuulada Dhummay ee koonfurta gobolka Sool.…
Kal-fadhiga 42 aad ee Baarlamanka Puntland ayaa furmaya todobaadkan maalinta Khamiista ah ee ku beegan 25 bishaan October. Fadhigan ayaa ah kii…
Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa saaka socda degaanka Dhummay ee Koonfurta gobolka Sool. Dagaalka oo qarxay aroornimadii hore ee saaka oo…
Dowladda Puntland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynihii hore ee Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ahaa in Gaalkacyo aan nabad lagu…
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay hannaanka loo maray nabadda iyo xasiloonida ka aslaaxday magaalada Gaalkacyo. Mudane Guuleed…
Maxkamadda Al-shabaab ee degaanka Towfiiq ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa xukun jeedal ah ku ridday wiil yar oo kufsi lagu eedeeyay. Mahdi…