Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo Sagootisey Madixii hore Mashruuca Tayaynta Hay’adaha dawladda ee CIP

Dawladda Puntland oo hadiyad Mahadcelin ah  guddoonsiisay Madixii Mashruuca Capacity Injection ee World Bank Dr. Alex Appiah. Masuulkan oo u… Sii akhri

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Jama Farah

Muqdisho oo lagu qabtay shir looga hadlay sidii loo ballaarin lahaa Bedka Caasimadda

Posted on September 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo… Sii akhri

Qalbi-dhagax oo u mahad celiyey shacabka Bosaso

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-Puntland Post] Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ku soo wajahan Garowe

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Garowe ee xarunta Puntland, kadib safar… Sii akhri

Qalbi Dhagax oo hadda ka soo dagey Garoonka diyaaradaha Bosaso.

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Xubnaha Sar sare ee Ururka ONLF ayaa hadda ka soo… Sii akhri

QALBI-DHAGAX: Ma doonayo in aan la Kulmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on September 29, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Cabdikariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax] oo xilligan ku sugan Magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa sheegay inuu dhawaan booqan… Sii akhri

Xildhibaanada oo lagu mashquulinayo ka doodista xeer-hoosaadka

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ee Muqdisho waxa ay ku yeelanayaan kulan ay kaga hadlayaan xeer-hoosaadka Baarlamaanka.… Sii akhri

Midowga Yurub oo shaaciyay inuu Soomaaliya ku taageerayo malaayiin EURO

Posted on September 28, 2018September 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Hawl-galkiisii ​​ugu horreeyay ee taageerada Miisaaniyadeed ee uu siinayo Soomaaliya si loogu… Sii akhri

Xuduudda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya oo la codsaday in dib loo furo

Posted on September 28, 2018September 28, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa soo xiray shir lagaga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa dabar-goynta… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay deynta uu caalamku ku leeyahay

Posted on September 28, 2018September 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Maaliyadda Somalia, C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa faahfaahin ka bixiyay Lacagaha lagu leeyahay Somalia oo gaaraya sida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close