Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay oo la Weydiistay in Cunna-qabteynta Hubka laga Qaado Eritrea

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia, ayaa markale codsatay in cunna-qabateynta hubka laga qaado dowladda Eritrea si loo gaaro xasiliooni… Sii akhri

Posted on October 1, 2018 by PP-Muqdisho

Shabeel: Aniga iyo Muuse waxan isku-haynna Diinta islaamka

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by News Office

Guddoomiyaha golaha dhexe xisbiga Kulmiye ee Somaliland,Jaamac Ismaaciil Cige(Shabeel) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa gebi ahaanba… Sii akhri

Goddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal oo xilka la wareegay

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by News Office

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore gobolka,Cumar Cabdullaahi fara-weyne. Munaasabad kooban… Sii akhri

Faah Faahin Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on October 1, 2018 by Cowke

Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax ismiidaamin ahaa oo loo adeegsaday gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by Cowke

Qarax ayaa goordhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Maqalka qaraxa ayaa si weyn looga maqlay… Sii akhri

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Posted on September 30, 2018October 1, 2018 by Cowke

Dabley hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku toogtay gabar ardayad aheyd. Allaha u naxariistee Caa’isho Cali Saney oo aheyd 14 jir… Sii akhri

Maxay u baaqatay doorasho kursi Xildhibaan oo ka dhici la ahayd Garowe?

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by Liban Yusuf

Doorasho boos buuxin kursi ka banaan Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadiisu tahay Puntland oo maanta dhici… Sii akhri

Ciidamada xoogga dalka oo hawlgallo culus ka fuliyay Jubada Hoose

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by News Office

Ciidamada militariga dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubbada Hoose kula wareegay… Sii akhri

Soomaaliya oo codsatay in cuna-qabateynta hubka laga qaado

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramadda Midoobay in laga qaado cuna-qabateynta hubka saaran Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda… Sii akhri

Madaxweyne Gaas iyo Gen. Siciid DHeere oo xal ka gaaray arrin ay isku khilaaf sanaayeen

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Taliyaha guud ee ciidamada Sareeyo Guud Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa is… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close