Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xildhibaano ka tirsan Somaliland oo Farmaajo u hanjabay

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye(Nac-nac) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland iyo xildhibaan Cadiraxmaan Cismaan Jaamac(Shaadh) oo kamid ah golaha guurtida… Sii akhri

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by News Office

Kalsoonida ay shacabku ku qabeen Dowladda Soomaaliya oo si aad ah hoos ugu dhacday

Posted on October 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Cilmi-baaris ay si Wadajir ah u sameeyeen Hay’adaha Farsight Africa iyo IPSOS, ayaa muujineysa in xilligaan uu… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Shaaciyay xilliga uu Hawl-geli doono Garoonka Stadium Muqdisho

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku… Sii akhri

Aqalka sare oo war ka soo saaray khilaafka Galmudug

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by News Office

War-murtiyeed ka soo baxay guddiga joogtada ah ee aqalka sare Baarlamanka Soomaaliya ayaa looga hadlay khilaafka curyaamiyay hay’adihii maamulka ee… Sii akhri

Puntland oo furniinka canshuur ku soo rogtay

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by News Office

Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland ayaa talaadada maanta ah shaacisay in canshuur lagu soo rogay warqadda dalaaq-muujinta ee caddeyn ahaanta loo… Sii akhri

Puntland:- Nidaamka axsaabta badan xal ma inoo yahay?

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by Liban Yusuf

Tan iyo markii dhidibbada loo taagay dowlad goboleedka Puntland waxaa lagu taamayey in mar uun laga gudbo nidaam siyaasadeedka qabiilka… Sii akhri

Puntland:- Cumar Faraweyne oo Taliye loo magacaabay

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by Liban Yusuf

Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa loo magacaabay xil cusb oo taliyenimo Digreeto maanta ka soo baxday… Sii akhri

6 Qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Koonfurta Gobalka Mudug

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by Cabdiqani Boos

Wararka Warbaahinta PUNTLAND POST saaka ka helayso deegaanka Gawaan oo ku yaalla Koonfurta gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in waaberigii… Sii akhri

Muqdisho oo lagu qabtay Shir looga hadlay Dawlad-Wanaagga iyo Doorashooyinka 2020

Posted on October 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Tubta siyaasadda loo dhan-yahay oo ay… Sii akhri

Musharax Xildhibaan Eng. Maxamuud Cabdinuur oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by Liban Yusuf

Eng. Maxamuud Cabdinuur Aadan Dalab Agaasimihii hore ee hay’adda waddooyinka Puntland (PHA-NESHA) oo hadda u tartamaya xubin ka tirsan Golaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close