Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaliya oo loga hadlay Qabyo tirka Dastuurka.

Muqdisho[Puntland Post]-Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta oo khamiis ah… Sii akhri

Posted on October 4, 2018 by Cabdiqani Boos

Ciidamada Badda Puntland oo u dabaal degay sanad guuradii 8-aad ee aasaaskooda

Posted on October 4, 2018October 4, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Ciidamada badda Puntland ayaa maanta u dabaal degay sanad guuradii 8-aad we ka soo wareegtay asaaskoodii. Munaasi badan… Sii akhri

Jubaland: Awaamiir laga soo saaray muranka dhulka

Posted on October 4, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Jubaland,Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa lagu mamnuucay in Booliiska iyo… Sii akhri

Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wada-hadlay Arrimaha Qaxootiga Soomaalida

Posted on October 4, 2018October 4, 2018 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed  Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Geneva… Sii akhri

Toogasho ka dhacday magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia

Posted on October 4, 2018October 4, 2018 by News Office

Laba ka tirsan Booliiska dalka Ethiopia ayaa ku dhintay toogasho khamiista maanta ah ka dhacday magaalada Addis Ababa,sid ay xaqiijiyeen… Sii akhri

Dowlad goboleedyada oo ka hor-yimid warkii Aqalka sare ee Galmudug

Posted on October 4, 2018October 4, 2018 by Liban Yusuf

War-murtiyeed ka soo baxay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa looga hadlay war-murtiyeedkii labadii bishan ka soo baxay Aqalka sare… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo hirgelinaysa waxbarashada lacag la’aan ah

Posted on October 3, 2018 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeray dugsiga sare ee Jabuuti oo kamid ah iskuulladii… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo safar ku aaday Nairobi

Posted on October 3, 2018October 3, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa maanta safar ugu dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweyne Gaas oo… Sii akhri

Soomaaliya oo saxiixday qaraarka Qaramada Midoobay ee Naafada

Posted on October 3, 2018October 3, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saxiixday qaraarka kamid noqoshada Qaramada Midoobay ee dhowris xuquuqda naafada. Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda… Sii akhri

Shaqadii garoonka diyaaradaha Muqdisho oo maanta hakad ku jirta

Posted on October 3, 2018October 3, 2018 by Cowke

Waxaa maanta hakad ku jira shaqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib markii ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close