Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Koox la baxday Al-shabaab oo ku dhawaad 100-qof ku dishay Waddan ku yaalla Afrika

Maputo (PP) ─ Koox la magac-baxday Al-shabaab ayaa 90-qof ku dishay dalka Mozambique oo ka mid ah dalalka Afrika, kaddib… Sii akhri

Posted on October 6, 2018October 6, 2018 by PP-Muqdisho

Gudoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo aqbalay Mooshin laga soo gudbiyay Waare

Posted on October 5, 2018October 6, 2018 by Cowke

Gudoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa goordhow oo caawa ah aqbalay mooshin laga soo gudbiyay madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Gudoomiyaha… Sii akhri

Dad Shacab ah oo Toogtay Sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab

Posted on October 5, 2018 by Cowke

Waa arin ku cusub maqalka dhagaha Dadka Soomaaliyeed in dad shacab ah ay dilaan sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab. Arintaan… Sii akhri

Caruur ku Geeriyootay Miino ay ku Ciyaarayeen Gobolka Gal-Gaduud

Posted on October 5, 2018October 5, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaray gobolka Gal-Gaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in caruur ay u geeriyoodeen miino… Sii akhri

Shir ku saabsan amniga iyo bilicda oo Garoowe lagu qabtay

Posted on October 5, 2018 by News Office

Shir ballaaran oo looga hadlayay Horumarinta iyo Amniga Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa galabta ka qabsoomay Magaalada Garowe. Shirkaan waxaa… Sii akhri

Mukhtaar Roobow oo loo diiday doorashada Koonfur Galbeed, maxay tahay sababtu?

Posted on October 5, 2018October 5, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay tagitaankii Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) ee magaaladda Baydhab iyo in uu ka qayb… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on October 5, 2018October 5, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed. Dilkaan loo geeystay… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Shaqada ka joojiay mid ka mid ah La-taliyeyaashiisa Gaarka ah

Posted on October 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna Duqa Muqdisho Inj. C/raxmaan Cismaan [Yariisow] ayaa qoraalka soo baxay xafiiskiisa uga joojiyay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta la Kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on October 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa la kulmay maanta Ergayga Cusub ee Xog-hahaya Guud ee Qaramada… Sii akhri

Rooboow oo isu-sharraxay xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed

Posted on October 4, 2018October 4, 2018 by News Office

Mukhtaar Roobow Cali(Abu-mansuur) oo hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka iyo af-hayeenka Al-shabaab ayaa maanta ku dhawaaqay in uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close