Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Isbadelka lagu saameeyey Maamulka iyo Taliska Booliska Nugaal ma yahay mid la asiibay?

Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta digreeto xilalkii kaga qaaday Gudoomiyihii Gobalka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne iyo… Sii akhri

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by Farah

Taliyihii Booliiska Nugaal oo xilkii laga xayuubiyay

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland oo ku astaysan 24 September 2018 ee ku beegan Isniinta maanta ayaa… Sii akhri

Guddoomiyihii gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by News Office

Digteeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo ku taariikhaysan 24 Sep 2018 ee ku beegan maanta… Sii akhri

Dablay Askar ku dishay Bosaso oo gacanta lagu dhigay

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Ciidamada amniga ee nagaalada Bosaso ayaa soo qabtay ragii geysatay weerarkii saaka ka dhacay Boosaaso, oo lagu dilay… Sii akhri

Soomaaliya: Xoghaye joogto oo la magacaabay iyo mid shaqo joojin lagu sameeyay

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by Liban Yusuf

Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaraddiisa. Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Posted on September 24, 2018 by Cowke

Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii dhowaan uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaasi oo ahaa dhex… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo ka hor-jeestay Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Posted on September 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf], ayaa kasoo horjeestay shir uu dhawaan madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi ku… Sii akhri

Shir la Xiriira Garsoorka Fulinta Go’aannada Maxkamadaha oo lagu Qabtay Muqdisho

Posted on September 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee isku xirka… Sii akhri

Puntland: Wasiir cusub oo la magacaabay

Posted on September 23, 2018September 23, 2018 by Liban Yusuf

Kadib markii uu saaka is casilay Wasiirkii deegaanka iyo isbadalka cimilada Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa saacado kadib xilkaas loo… Sii akhri

Puntland: Wasiir ka carooday mashruuc laga wareejiyay oo is-casilay

Posted on September 23, 2018September 23, 2018 by News Office

  Wasiirkii Degaanka iyo Is-beddelka Cimilada Puntland,Cali Cabdullaahi Warsame ayaa saaka xilkii uu u hayey Puntland iska casilay,kadib markii khilaaf… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close