Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faah Faahin Qaraxyadii ka dhacay magaalada Baydhabo

Faah Faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qaraxyo mataano oo shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta… Sii akhri

Posted on October 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug oo magacaabay Golihiisa Wasiirada (AKHRISO)

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa goordhow ku dhawaaqay golihiisa wasiirada ee maamulkaasi Gal-Mudug. Dhowr jeer oo ay dib… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay labadii Qarax ee ka dhacay Magaalada Baydhabo

Posted on October 13, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, in ka badan labaatan ruux oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxyo… Sii akhri

Labo Qarax oo ismiidaamin ah oo ka dhacday Baydhabo

Posted on October 13, 2018October 13, 2018 by Cowke

War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow ay ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo: Dhamaanteen waxaa naga go’an inaan dalkeenna dib u dhisanno

Posted on October 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku ammaanay… Sii akhri

Warbixino hordhaca oo la helay ayaa muujinaya in wariyiihii lagu dhex dilay qunsuliyada sacuudiga ee Istanbul

Posted on October 13, 2018October 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post-Saraakiil ka tirsan dawlada Turkiga oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in ay aaminsan yihiin in saxafiga la… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ka warbixiyay socdaal uu ku tegay Nairobi

Posted on October 13, 2018October 13, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sabtida maanta ka soo laabtay safar mudda toban cisho ah qaatay oo… Sii akhri

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay kamid Noqoshada Golaha Xuquuqul Insaanka ee QM

Posted on October 13, 2018October 13, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo ka horyimid golaha iskaashiga dowlad goboleedyada

Posted on October 13, 2018October 13, 2018 by News Office

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle,Maxamed Cabdi Waare ayaa ka horyimid go’aanno uu sheegay in madaxda kale ee golaha iskaashiga dowlad goboleeda… Sii akhri

Digniintii u dambaysay ee dufaan ku soo wajahan Puntland

Posted on October 13, 2018 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Bari ,Yuusuf Maxamed Wacays(Dhedo) ayaa digniin ka bixiyay roobab dabaylo wata oo la saadaaliyay in ay ku soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close