Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Warbixin: Dadka Soomaaliyeed oo wali ay ka go’in xusuustii qaraxii Soobe

Maanta oo kale 14-kii Octobar ee sanadkii hore ee 2017 Waxa  Muqdisho ka dhacay mid kamid ahaa qaraxyadii ugu waxyeelada… Sii akhri

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Soomaaliya Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxiixday €100 Milyan Oo Lagu Kabayo Miisaaniyada Dowlada

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 milyan (Boqol milyan oo Yuuro) oo midawga Yurub si… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka xasilinta Caasimadda Garoowe

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by News Office

Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa taliye ku xigeenka ciidanka xasilinta caasimadda u magacaabay,Gaashaanle sare Cabdixamiid Maxamed Axmed(Dirir). Digreeto ka soo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Shacabka Marko

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Marka ayaa  la kulmay qaar kamid… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay duufaantii laga digay ee xeebaha Puntland

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Gardafu’ ee Puntland,Maxamuud Axmed Caynab oo  wareysi gaar ah siiyay Puntland Post ayaa ka warbixiyay xaaladda roobabka deyrta… Sii akhri

RW Kheyre oo Waxbarasho lacag la’aan ah u balan qaaday Agoontii Qarixii Soobe

Posted on October 14, 2018 by Cowke


Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabadda xasuusta qaran ee musiibadii October 14,… Sii akhri

Muqtaar Rooboow ” Al-shabaab dadkii waa xasuuqeen ee Shacabku ha iska dhiciyaan”

Posted on October 14, 2018 by Cowke

Muqtara Rooboow Cali Abuu Mansuur oo ah musharax madaxweynaha maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya horayna uga mid ahaa saraakiisha sar sar ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Marka

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhw gaaray magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/Hoose. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Maxkamada ciidamada oo toogtay nin ku eedeeysanaa qarixii 14 Octobar

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa goordhow xukun dil ah ku fulisay mid kamid ahaa dadkii ku eedeeysnaa weerarkii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda inay si deg deg ah gargaar caafimaad u gaarsiiso… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close