Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaflad Gaalkacyo loogu qabtay Nabadoon Axmed Nabadoon Cabduqadir Nabadon Xaaji Xuseen

Xaflad soo dhoweyn ah ayaa Hotel Aaran ee magaalada Gaalkacyo loogu qabtay Nabadoon Axmed Nabadoon Cabduqadir Nabadon Xaaji Xuseen nabadoonka… Sii akhri

Posted on October 12, 2018October 12, 2018 by Desk

C/kariin Qalbi-dhagax oo Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo

Posted on October 12, 2018October 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mid ka mid ah saraakiisha ururka ONLF C/kariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax] ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo oo… Sii akhri

Isgoyska Zope oo la suray BIR lagu xusuusan doono dadkii lagu dilay Weerarkii Oktoobar

Posted on October 12, 2018October 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho oo sanad ka hor 14-kii Oktoobar lagu dilay booqlaal Sooamali ah,… Sii akhri

Boqollaal Qoxooti Soomaaliyeed ah oo lagu dilay Deegaanno ka Tirsan Dalka Yemen

Posted on October 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dad gaaraya ilaa 400 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaalka ka socda dalka Yemen tan… Sii akhri

Baadari mareykanka u dhashay oo Mudo u xirnaa Afganbi ka dhacay Turkiga oo maanta Maxkamda la soo taagayo

Posted on October 12, 2018 by Cabdiqani Boos

Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa maanta oo Jimca ah dhageysanaysa dacwadda baadari mareykanka u dhashay oo muddo laba sano… Sii akhri

Xus Qaran oo loo Sameynayo Shacabkii lagu Laayay Weerarkii 14-kii Oktoobar ee 2017-kii

Posted on October 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Somalia ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Malaayiin Doollar ku bixinaysa Fulinta Barnaamijka Is-xilqaan

Posted on October 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo… Sii akhri

Madasha Dastuurka oo baaq deg deg ah u dirtay xukuumadda Federaalka iyo dowlad goboleedyada

Posted on October 11, 2018October 11, 2018 by News Office

Wejiga labaad ee shirka madasha guddiyada Dastuurka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed oo mudda saddex maalmood ah ka socday… Sii akhri

Kulan dhex-maray Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga

Posted on October 11, 2018October 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa… Sii akhri

Nin adeerkii dilay kadib markii uu masaafeystay hooyadii Gobolka Mudug

Posted on October 11, 2018October 11, 2018 by Cowke

Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday xalay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii Wiil dil u geystay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close