Golaha wasiirada dowladda Puntland oo ansixiyay gobol cusub
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoominayay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu ansixiyay gobol cusub oo…
Open this website in Safari first.
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoominayay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu ansixiyay gobol cusub oo…
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka…
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Gaas ayaa maanta shaaciyay shuruudaha looga mid noqon karo Baarlamaanka iyo…
Nabaddoon Khaliif Aw-cali ayaa galabta iska casilay guddi uu madaxweyne ku xigeenka Puntland u magacaabay xallinta Khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub ee…
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Garoowe ee…
Muqdisho (PP) ─ Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maanta ansixiyay dhismaha guddiga la-dagaalanka musuq-maasuqa oo ay horay ay u…
Washington (PP) ─ Afhayeenadda Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Heather Nauert ayaa warbixin ay soo saartay faahfaahin uga bixisay dib-u-furidda safaaradda Maraykanka…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku eedeeyay madaxweyne ku xigeenkiisa in uu khal-khal ka abuurayo doorashada madaxtinimada…
Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ku saabsan heshiisyada iyo is afgaradyada ay madaxda dowladdu la gashay dalalka…
Axmed Aadan Carab oo kamida guddi khilaaf dhaliyey oo uu magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdullaahi Cumar Camey inay noqdaan guddiga…