Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheeyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey… Sii akhri

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cowke

Maxay ka wada hadleen Madaxda dalalka Soomaaliya, Ereteria iyo Itoobiya ?

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay… Sii akhri

Gudiga gacanta ku haysa dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Bosaso oo ku baaqay in laga Qayb-qaato dhameystirka Masaajidka

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post ]-Masaajidka Dul-Xaj oo ah kamid ah masaajidada ku yaala Magaalada Bosaso laguna sameeyay dayactir iyo balaarin ayaa xiligan… Sii akhri

Maxamed Faarax Mire oo ku guuleysta xubin Baarlamaanka Puntland

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Beesha reer Xaaji ee Dishiishe oo ka mid ah beelaha daga Puntland ayaa u doortay Maxamed Faarax Mire in uu… Sii akhri

Cabdi Barre “47-Qof ayaa ku dhimatay qaraxyadii Muqdisho”

Posted on November 9, 2018 by Cowke

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ah xildhibaan hore oo kamid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaasina goobjoog ka ahaa qaraxyadii qasaaraha… Sii akhri

Ku simaha madaxweynaha oo Cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho

Posted on November 9, 2018 by Cowke

Ku simaha madaxweynaha Soomaaliya ahna gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarada qaraxyada ahaa ee galabta… Sii akhri

Faah Faahin : Qaraxyo qasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 9, 2018November 9, 2018 by Cowke

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo qasaare geeystay oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyadaan oo ahaa… Sii akhri

DEG DEG: Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 9, 2018November 9, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya goordhow waxaa laga maqlay jugta ilaa 3 qarax oo is xig xigay. Qaraxyadaasi ayaa waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray itoobiya

Posted on November 9, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray dalkan Itoobiya oo ay ka… Sii akhri

Colaaddii Dhummay oo heshiis horu-dhac ah laga gaaray

Posted on November 9, 2018 by News Office

Ergo-dhaqameed ka badan 40 xubnood oo mudda15 maalmood ah ku hawllanaa nabadeynta beelo ku dagaallamay degaanka Dhummay ee koonfurta gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close