Indha Qarshe “Naxariisti wey naga dhamaatay Shabaab waa in ay Dareemaan Xanuunka Geerida.”
Taliyaha ciidamada Milatariga Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe oo wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ay bilaabeen weeraro ay…
Open this website in Safari first.
Taliyaha ciidamada Milatariga Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe oo wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ay bilaabeen weeraro ay…
Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhagax dhigay maanta xarunta madxafka qaranka ee Muqdisho. Xaruntaan ayaa loogu talagalay in…
Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee dowlada federaalka Soomaaliya. Khilaafkan ayaa ka dhashay kala diristii guddiga Maaliyada…
Allaha u naxariistee Aamin Axmed, oo aheyd gabar Somali-Mareykanka oo dhowaan loo doortey inay ka mid noqoto gollaha deegaanka ee Seatle-Washington ayaa…
Koox hubeeysan ayaa goordhow Muqdisho ku dishay ganacsade caan ah oo kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho. dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay…
Ciidamo katirsan Kumaandoosta Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamo Mareykan ah ayaa waxay weerar qorsheysan ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose. Howlgalkaan ayaa waxaa la…
Soddon (30) beri kadib waxaa Puntland u beryaya waa cusub oo siyaasadeed, waxaana Garowe ka dhacaysa doorasho kale oo taariikhi ah, taas…
Madaxweynaha Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Sabtida maanta ah dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Daraawiishta iyo Badda(PMPF) ee dowladda Puntland. Dikreeto ka soo baxday…
Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ka daah-furtay kulan ku saabsan dhiirri-gelinta qoondada Haweenka ee ka qeybgalka…
Muqdisho (PP) ─ Munaasabad lagu xusayo ololaha 16-ka maalmood ee tacdiyada kadhanka ah haweenka oo Ururka haweenka ee golaha aqalka sare ee…