Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

AMISOM oo ka hadashay dad shacab ahaa oo ay ciidamadeedu ku Toogteen Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Somalia ku sugan [AMISOM], ayaa markii ugu horreysay ka hadlay afar qof… Sii akhri

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by PP-Muqdisho

Musharrax Jebiye oo booqday xeryaha Ciidanka Daraawiishta ee Godad iyo Caano-Ka-Dhan

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by News Office

November 06, 2019 – Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee doorashada 2019 Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye, oo wali ku sugan magaalada Gaalkacayo… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta soo Bandhigay Qorshaha Horumarinta Muqdisho

Posted on November 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan barnaamijka… Sii akhri

Afhayeenkii golaha iskaashiga maamul goboleedyada oo is casilay

Posted on November 7, 2018 by Cowke

Afhayeenkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ahna wasiirka Dastuurka maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa goordhow is… Sii akhri

Shariif Xasan oo iska Casilay u tartamida Doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by Cowke

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka madaxtinimo… Sii akhri

Wasiirka arimaha gudaha XFS oo gaaray Baydhabo

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by Cowke

Wasiirka arimaha gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiir… Sii akhri

Kulankii Baarlamaanka maanta Oo u baaqday kooram La’aan

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by Cowke

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ay ku yeelan lahaayeen magaalada Muqdisho uu ubaaqday koorarm La’aan. Qaar ka mid… Sii akhri

Hoggaanka Soomaalida: Sidaad isu Doorataan ayaad isu Doorisaan – Qaybtii labaad

Posted on November 7, 2018November 8, 2018 by Liban Yusuf

Wixii ka dambeeyey burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa marba marka ka dambaysa hoos u dhacayey qiyamkii iyo qaabkii hoggaamiye… Sii akhri

GIDG Dowlad Goboleedyada oo dhisanaya Ciidamo gaar ah

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by News Office

Wasiirada Amniga Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa maanta shir uga furmayaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Jubaland. Golaha ayaa… Sii akhri

Ilhaam Cumar iyo Rashida Tlaib oo noqday labadii gabdhood ee muslima oo kamida noqda Congress-ka Maraykanka

Posted on November 7, 2018 by Farah

Ilhaam Cumar oo asalkeedu Soomaali yahay iyo Rashida Tlaib oo kasoo jeeda Falastiin ayaa noqday labadii gabdhood ee ugu horeeyey ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close