Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ilhan Cumar oo loo doortay xubin kamid ah Congress-ka Maraykanka

Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa loo doortay xubin kamid ah Aqalka hoose ee Congress-ka Maraykanka doorashadii dhexe ee… Sii akhri

Posted on November 7, 2018November 7, 2018 by News Office

Wasiirka Difaaca Turkiga iyo wefdi uu hoggaaminayo oo saaka booqanaya Muqdisho

Posted on November 7, 2018 by News Office

Wefdi heer sare ah oo ka socda dowladda Turkiga ayaa saaka booqasho ku imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wefdiga… Sii akhri

Xafiiska QM ee Somalia oo ka hadlay Gaadiid ay leeyihiin oo lagu Weeraray Cadaado

Posted on November 6, 2018November 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay  Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa lagu cambaareysay xayiraad iyo weerar lagu qaaday… Sii akhri

In ka badan 150 dhalinyaro Soomaaliyeed oo dib loogu soo celinayo dalkooda

Posted on November 6, 2018November 6, 2018 by News Office

In ka badan 150 dhalinyaro tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku dhibaataysnaa dalka Libya, ayaa dib loogu soo celinaya Soomaaliya Arbacada berri… Sii akhri

Wasaaradda Arimaha Gudaha “Doorashada Koonfur Galbeed waa inay ku qabsoonto xilliggii loo asteeyey ”

Posted on November 6, 2018November 6, 2018 by Cowke

Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah waxay faraysaa madaxda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed… Sii akhri

Dowladda Puntland oo saagootisay Qunsulkii Ethiopia ee Garoowe

Posted on November 6, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garòowe munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah xalay… Sii akhri

AMISOM oo dad shacab ku laayay Muqdisho

Posted on November 6, 2018November 6, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho,gaar ahaanna xaafadda Soos ee Ez Control Balcad ayaa sheegaya in halkaasi qarax… Sii akhri

Maxay tahay anshax-xumada xilkii looga qaaday Abba Awow?

Posted on November 6, 2018November 6, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa xil’ka-qaadis ku sameeyay wasiiru-dowlihii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamulkiisa. Wasiiru-dowlaha xilkii… Sii akhri

GIDG oo Villa Somalia ku eedeeyay in ay af-duubatay xildhibaanadii KGS

Posted on November 6, 2018November 6, 2018 by News Office

Golaha iskaashiga ee ay ku midaysan yihiin dowlad goboleedyada;Puntland,Jubaland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa si adag u cambaareeyay fara-gelin ay sheegeen… Sii akhri

Midowga Yurub oo beeniyay in joojiyeen mashruuca dayac-tirka wadada Garoowe iyo Gaalkacyo

Posted on November 5, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Isniinta maanta ah oo ku beegan  05 November 2018, qasriga Madaxtooyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close