Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka ee Maamulka Koonfur-galbeed oo Is-casilay

Baydhabo (PP) ─ Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Carfo Ibraahim Aadan ayaa goor-dhaw ku dhawaaqay inuu iska casilay… Sii akhri

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweynaha DF oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Finland

Posted on November 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha ka guddoomay Danjiraha Dowladda Finland ay u soo magacaawday… Sii akhri

Mid kamid ah Wasiirada Raisilwasaare Kheyre oo is casilay

Posted on November 5, 2018 by Cowke

Wasiirkii Tamarta iyo biyaha xukuumada Soomaaliya Cabdi Casaiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo gudoomiyay shirka golaha Amniga heer Dowlad Goboleed

Posted on November 5, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Isniinta maanta ah shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee heer Dowlad… Sii akhri

Mr Haysom oo Gaalkacyo kula shirsan Xaaf iyo Shaakir

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by News Office

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Nicholas Haysom iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha DF oo si adag u dhaliilay Wasiirradii ka Horreeyay Xukuumaddiisa

Posted on November 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa eedeyn u jeediyay wasiirradii ka horreeyay wasiiraddii u soo magacaabay… Sii akhri

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukuno ku Riday Laba Askari oo Dambiyo lagu helay

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ee Dowladda Somalia ayaa xukunno dil ah ku ridday laba eedeysan oo makamadda… Sii akhri

Wakiilka QM oo la kulmaya garabka Xaaf iyo Shaakir

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by News Office

Wefdi ka socda QM oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Nicholas Haysom ayaa… Sii akhri

Xiisad dagaal oo ka aloosan Dararweyne

Posted on November 5, 2018 by News Office

Xiisad dagaal oo u dhexaysa laba beelood ayaa saaka laga soo sheegaya degaanka Dararweyne oo hoostaga degmada Ceel-afweyn ee gobolka… Sii akhri

Dagaal xalay ka dhacay Tukaraq

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi dagaal mudda socday ku dhexmaray ciidamada Somaliland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close