Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Golaha Aqalka Sare oo ka digay in fara-gelin lagu sameeyo Doorashooyinka Maamullada

Muqdisho (PP) ─ Gudiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia oo maanta shir saacado socday ku yeeshay xaruntooda… Sii akhri

Posted on November 4, 2018 by PP-Muqdisho

Shirka Sannadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ka furmay Muqdisho

Posted on November 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka Golaha Wasiirrada ee dar-dar gelinta qorshayaasha… Sii akhri

Nicholas Haysom iyo Muuse Bixii oo kulmay

Posted on November 4, 2018November 4, 2018 by Liban Yusuf

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliaya Ambassador Nicholas Haysom iyo wafdi uu hogaamninayo ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan… Sii akhri

Madaxii Canshuuradaha Dekadda Muqdisho oo Xukun lagu riday

Posted on November 4, 2018 by Cowke

Maxkmada Gobolka Banaadir ayaa xukuno ku riday qaar kamid ah shaqaalaha dowlada oo lagu helay musuq maasuq. 8  kamid ah… Sii akhri

Wasiirka Maaliyada Somalia oo lagu eedeeyay inuu wado Fara-gelin iyo Marin habaabin

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Soomaaliya, Faadumo Cismaan Faarax ayaa eedeyn kulul u jeedisay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Mukhtaar Roobow oo ka hadlay Mowqifka uu qaadanayo hadii looga adkaado Doorashada

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo oo ka mid ah xubnaha u tartamaya hoggaanka maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya,… Sii akhri

Koox hubeysan oo Suuqa Bakaaraha ku dilay Mas’uul ka tirsanaa Shirkadaha Isgaarsiinta

Posted on November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa gellinkii dambe ee maanta ku dilay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho mid ka mid ah… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Daah-furay Xarun Waxbarasho oo Casri ah

Posted on November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa furay Xarunta Luqadaha iyo Tababarrada… Sii akhri

Warbixin:- Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Gaas iyo Mr Nicholas Haysom?

Posted on November 3, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Cusub… Sii akhri

Gadiid loo maleynayo in ay hub sidaan oo lagu qabtay Cadaado

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada magaaladaasi ay gacanta ku dhigeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close