Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jawaari oo Kulankii Baarlamaanka muddo kadib ka soo muuqday.

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya haddana ah xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka soo muuqday… Sii akhri

Posted on November 3, 2018 by Cowke

QM “Khilaafka Dowlada iyo maamul goboleedyada caqabad ayey ku noqotay caawinadii Soomaaliya la siin jiray”

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by Cowke

Ergeyga Gaarka ah Ee Qaramada Midoobeey Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Nichalas Haysom ayaa waxa uu ka digay Xasarada Siyaasadeed Ee ka… Sii akhri

Hawlgallo ka socda nawaaxiga degmada Jamaame ee Jubada hoose

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by News Office

Ciidamada Daraashiinta dowlad goboleedka Jubaland oo kaashanaya cutubyo ka tirsan Xoogga dalka ayaa maalmahan hawlgallo ka wada  degaanno hoosyimaada degmada… Sii akhri

Kulamo ku Saabsan Xal-u-helidda Muranada dhulalka oo lagu Qabtay Magaalada Xamar

Posted on November 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) oo kormeeray xarumaha Maxakamadda Ciidammada Qalabka Sida,… Sii akhri

Koonfur Galbeed: Shuruudaha musharraxiinta xilka madaxweynha oo la shaaciyay

Posted on November 2, 2018November 2, 2018 by News Office

Guddiga doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo saaray shuruudaha looga baahanyahay musharrixiinta u tartamaya xalka madaxweynaha.… Sii akhri

Dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil oo xal rasmi ah laga gaaray

Posted on November 2, 2018November 2, 2018 by News Office

Guddigii isimada Puntland ee loo xil saaray xallinta dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil ayaa maanta shaaciyay in… Sii akhri

Haweeneydii u Horreysay oo loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Itoobiya

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Haweeneydii ugu horreysay ayaa loo magacabay inay madax ka noqoto maxkamadda ugu sarreysa ee dalkaas, taasoo… Sii akhri

Hay’adaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Koox lacago sharci daro ah ka qaadanayay Barakacayaal

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by Cowke

Ha’adaha amaanka dowlada Soomaaliya ayaa ku soo bandhigay saldhiga degmada Hodan ee Muqdisho koox ay sheegeen in ay lacago sharci… Sii akhri

Golaha wasiirada Puntland oo taageeray shirkii GIDG

Posted on November 1, 2018 by News Office

Golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta si buuxda u taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee todobaadkii… Sii akhri

Musharrax Jebiye oo si weyn magaalada Garoowe loogu soo dhoweeyey

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by News Office

NOVEMBER 1, 2018 (GAROOWE): Magaalo madaxda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta soo gaaray si diirranna loogu soo dhoweeyey Injineer Maxamuud Khaliif… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close