Madaxa Xukuumada Gal-Mudug ” Majiro Khilaaf madaxda Gal-Mudug u dhaxeeyo”
Madaxa xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay… Sii akhri
Madaxa xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay… Sii akhri
Wax garad garaaya illaa 30 oo iskugu jira cuqaal, ganacsato iyo siyaasiyiin uuna hogaaminaayo Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamida… Sii akhri
Puntland Post-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kula la qaataya jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Jubba ee… Sii akhri
Madaxweynaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb… Sii akhri
Wefdigii Beesha Caalamka ee Khamiista maanta ah imaan lahaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa dib u dhacay ilaa Sabtida,sida… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyada Somalia, ayaa qoraal ay soo saareen kusoo dhaweeyay dadaalka Xubnaha Aqalka Sare ay ugu… Sii akhri
Muqdisho-[Puntland Post]-Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird,… Sii akhri
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed ayaa maanta xabsiga u taxaabay2 kamid ah masuuliyiinta gobolka Hiiraan isaga oo… Sii akhri
Wefdi ay hoggaaminayam wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom oo uu wehliyay Danjiraha Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya,Francisco… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay kooxda Fannaaniinta Waaberi Puntland. Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri