Garoowe: Murashax cusub oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo doorashada madaxweynaha
Dr Bashiir Maxamed Xuseen oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa Garoowe kaga dhawaaqay inuu u tartamayo, doorashada madaxweynaha Puntland ee la qorsheeyay…
Open this website in Safari first.
Dr Bashiir Maxamed Xuseen oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa Garoowe kaga dhawaaqay inuu u tartamayo, doorashada madaxweynaha Puntland ee la qorsheeyay…
Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawaladda iyo shaqaalaysiinta ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland…
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa shalay galab degaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha hoose ku toogtay saddex ruux oo midkood ahaa oday-dhaqameed,sida ay sheegtay warbaahinta…
Muqdisho (PP) ─ Mooshinkii dhawaan madaxweynaha Somalia laga keenay ayaa la sheegay inuu burburay, kaddib markii la sheegay in loo waayay kooram…
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo Xafiiskiisa Xarunta Dawladda Hoose ku qaabilay…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaaahi Xaaji Cumar(Camey) ayaa ka laabtay dacwad uu ka gudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas). Dacwadda…
Sida ay xaqiijinayaan wararka soo gaaraaya PUNTLAND POST Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdullaahi Cumar Camey ayaa ka noqday dacwad uu u…
Maxkamada Sare ee Dawlada Puntland ayaa lagu wadaa inay saaka ka furanto dacwad dastuuriya oo u dhaxaysa Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirararka toddobaadlaha ah ee Tubta Amniga iyo Caddaalada iyo Tubta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya.…