Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Gaas oo markale dil ka furtay Cabdirasaaq Xuseen Tahliil (Calool Geel)

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markale sii daayay Cabdirasaaq Xuseen Tahliil (Calool Geel) oo ku xakunaa dil toogasho… Sii akhri

Posted on November 17, 2018November 18, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland oo maamul ku-meel-gaadh ah u magacaabay Gaalkacyo

Posted on November 17, 2018November 17, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa maamul ku-meel-gaadh ah u magacaabay,degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,kadib markii uu kala… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Qaaday Tallaabo aanay horay u qaadin Madaxdii ka Horreysay

Posted on November 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka gudoomay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo Dar-dargeliyay olole dib loogu Dayac-tirayo Matxafka Qaranka

Posted on November 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

Posted on November 17, 2018November 17, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhow Baydhabo ku ansixiyay Guddiga doorashooyinka maamulkaas. Guddiga la ansixiyay ayaa tiradooda waxa… Sii akhri

Baalamaanka Soomaaliya oo la horgeynayo miisaaniyada Dowlada

Posted on November 17, 2018November 17, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah maanta ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi ayaa xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Kooxda Daacish oo u digtay Al-Shabaab

Posted on November 17, 2018 by Cowke

Warkeeyska ku hadla afka kooxda Daacish ee lagu magacaabo Al-Naba ayaa lagu qoray fariin digniin ah oo loo dirayo saraakiisha Al-shabaab… Sii akhri

Doorashada Koonfur Galbeed oo dib u dhacday

Posted on November 17, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in dib ay u dhacday doorashada… Sii akhri

Puntland: Ciidamada amniga oo joojiyay shir ka socday Garowe

Posted on November 16, 2018November 16, 2018 by Liban Yusuf

Ciidamada amaanka gobolka Nugaal ayaa galabta joojiyay shir ka socday Hotelka New Rays ee magaalada Garowe. Shirka la joojiyay waxaa… Sii akhri

Somalia oo ka mid noqotay saddexda waddan ee ugu halista badan caalamka oo dhan

Posted on November 16, 2018November 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dalalka Soomaaliya, Libya iyo Afghanistan ayaa noqday dalalka ugu khatarta badan Dunida oo dhan, sida lagu shaaciyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close