Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY SARAAKIISHII IYO ASKARTII KU GEERIYOOTAY QARAXII DHANAANE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan… Sii akhri

Posted on December 6, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha aqalka Sare oo la kulmay madaxweynaha Jubbaland

Posted on December 6, 2018December 6, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha aqalka sare dalka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdillaahi oo Gaaray Kismaayo ayaa la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed… Sii akhri

Mid ka mid ah Taliyeyaasha Sare ee ciidamada Xoogga Dalka Somalia oo lagu dilay Qarax

Posted on December 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyihii Qaybta 12-ka Abriil ee ciidamada xoogga dalka Jen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) lagu dilay Qarax… Sii akhri

Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka oo xirtay waddo muhiim ah oo hor-marta Xarunteeda

Posted on December 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaanahan ay ka dhacayeen Muqdihso falal ay ka mid yihiin weerarro loo adeegsado Qaraxyo iyo weerarro… Sii akhri

Golaha wasiirada dowladda Puntland oo ansixiyay gobol cusub

Posted on December 6, 2018December 6, 2018 by News Office

Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoominayay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu ansixiyay gobol… Sii akhri

Gudoomiyaha Aqalka sare oo gaaray Kismaayo

Posted on December 6, 2018 by Cowke

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo. Cabdi Xaashi Cabdullaahi… Sii akhri

Guddiga khilaafaadka ee uu magacaabay Madaxweyne Gaas oo soo saaray shuruudo iyo jadwal

Posted on December 6, 2018December 6, 2018 by News Office

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Gaas ayaa maanta shaaciyay shuruudaha looga mid noqon karo… Sii akhri

Xubin kale oo iska’casilay guddigii Camey magacaabay

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by News Office

Nabaddoon Khaliif Aw-cali ayaa galabta iska casilay guddi uu madaxweyne ku xigeenka Puntland u magacaabay xallinta Khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka… Sii akhri

Duqa Magaalada Muqdisho iyo Duqa Garoowe oo kawada hadlay Horumarka iyo Iskaashiga

Posted on December 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada… Sii akhri

Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Dhismaha Guddiga La-dagaalanka Musuq-maasuqa

Posted on December 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maanta ansixiyay dhismaha guddiga la-dagaalanka musuq-maasuqa oo ay horay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close