Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

MAREYKANKA: Safaaradeena Muqdisho waxay astaan buuxda u tahay Xiriirka labada Dal

Washington (PP) ─ Afhayeenadda Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Heather Nauert ayaa warbixin ay soo saartay faahfaahin uga bixisay dib-u-furidda… Sii akhri

Posted on December 5, 2018 by PP-Muqdisho

Gaas oo Camey iyo DFS ku eedeeyay in ay khal-khal ku hayaan doorashada Puntland

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by News Office

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku eedeeyay madaxweyne ku xigeenkiisa in uu khal-khal ka abuurayo… Sii akhri

Akhriso: Xildhibaano mooshin ka keenay heshiisyadii Ethiopia iyo Eritrea

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ku saabsan heshiisyada iyo is afgaradyada ay madaxda dowladdu la… Sii akhri

Mid kamida guddigii uu magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo is-casiley

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by Farah

Axmed Aadan Carab oo kamida guddi khilaaf dhaliyey oo uu  magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdullaahi Cumar Camey inay… Sii akhri

Cawad oo nuqul kamid ah aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee turkiga

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda nuqul ka mid ah… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Amray in si deg deg ah loo furo kulanka Baarlamaanka

Posted on December 4, 2018 by Cowke

Xarunta Villa Hargeysa oo ay ku shaqeeyaan guddiyada Baarlamaanka ayaa caawa waxaa ka dhacay kulan xasaasi ah. Shirkaasi guddiyada ay… Sii akhri

Musharrax Asad oo si weyn loogu soo dhoweeyay Badhan

Posted on December 4, 2018December 4, 2018 by News Office

Musharax Asad Cismaan Cabdullaahi oo u tartamaya xilka Madaxwaynaha Puntland ee doorashada Jannaayo 2019 ayaa si ballaaran oo mug leh… Sii akhri

Agaasime Idaacadeed oo ku dhaawacmay Qarax loogu xiray Gaarigiisa

Posted on December 4, 2018December 4, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Qarax gaarigiisa loogu xiray mid kamid ah agaasimayaasha idaacada Muqdisho. Ismaaciil Sheekh Khaliif… Sii akhri

Khilaaf soo kala dhaxgalay madaxda ugu sareeyso dowlada Soomaaliya

Posted on December 4, 2018 by Cowke

Wararka inaga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in kulamo lagu kala kacay uu dhacayey Saacadihii lasoo dhaafay oo… Sii akhri

NISA “Waxaan qabanay shabaab qaraxyo maleegayay”

Posted on December 4, 2018December 4, 2018 by Cowke

War ka soo baxay hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay qabteen sarkaal katirsan Al-shabaab oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close