Xildhibaan Cabdi Jamaal oo ku dhawaaqay musharrax Guddooomiye
Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo kamid ah xildhibaanada cusub ee Puntland, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka guddoomiyaha…
Open this website in Safari first.
Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo kamid ah xildhibaanada cusub ee Puntland, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka guddoomiyaha…
Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo ka tirsan golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo dhaweeyay…
Ururka ONLF ayaa maanta magaalada Jig Jiga kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed. Xog-hayaha xisbigaaai Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo shir jaraa’id ku qabtay…
Xildhibaannada cusub ee Golaha wakiilada dowladda Puntland oo shalay lagu dhawaaqay ayaa saaka la dhaariyay. Xubnahan ayaa guddoomiye ku meel-gaadh ah u…
Sannadkii dhammaaday ee 2018, Soomaaliya waxaa ka dhacay dhacdooyin saameyn reebay, kuwaasoo isugu jira, kuwo siyaasadeed, amni, bulsho iyo arrimo kale oo…
Qaar kamid ah murashixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 8-da Jennaayo 2019 ayaa hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyay xildhibaannada…
Guddoomiyihii gobolka Sool ee Puntland,Abukar Cabdi Geelle ayaa goor dhoweyd shaaciyay in uu xilka iska casilay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu go’aankan…
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi…
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa haatan ku dhawaaqay lixdan iyo lixda xubnood ee Golaha wakiilada cusub. Guddiga oo…
Hay’adda SIDRA oo kaashanaysa hay’adda USAID, ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatay kulan lagusoo bandhigayay qorshayaasha ganacsiga ee ay diyaarsadeen haweenka ganacsatada…